Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Turkey to send ship for oil and gas exploration off Somalia coast

ANKARA - Turkey is sending a giant ship to Somalia's waters for the exploration of hydrocarbons amid tensions in the Horn of Africa region.   "In this context, Oruç Reis, which will set off from Filyos Port, will pass through the Bosporus on Saturday and head toward Somalia. President Recep Tayyip Erdoğan will bid farewell to Oruç Reis." Oruç Reis will be...

Somali foreign minister delivers keynote speech at UN Security Council

NEW YORK - In a his address to the UNSC, Somalia’s Foreign Minister Ahmed Moallim Fiqi, delivered a comprehensive speech outlining the country’s political progress, security challenges, and concerns about regional stability, particularly regarding Ethiopia’s actions. Political Progress The Minister highlighted Somalia’s commitment to inclusive governance, citing the commencement of the National Consultative Council (NCC) meeting under President Hasan Sheikh Mohamud’s...

Wasiir Fiqi oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee QM

NEW YORK (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi ayaa khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo u mahadceliyay hoggaanka Switzerland ammaanna u jeediyay Danjire Sania Strasi doorkii ay ka qaadatay doodihii hore. Wuxuu sidoo kale xusay wadatashiyada qaran ee ka socda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo ujeedkoodu yahay horumarinta maamulka...

Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida gargaar u dirtay degmada Afgooye + Sawirro

AFGOOYE (SMN) -  Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid wada shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.   Gaadiidkaan ayaa gaaraya 8-aad gaari, waxaana ay wadaan raashin loogu tala galay shacabka ku nool degmada Afgooye iyo deegaannada ku xeeran kuwaas oo sameen ka soo gaartay fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay halkaas. Iskuduwaha arrimaha...

Turkiga oo qaadaya tallaabadii ugu horreysay ee shidaal baarista Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Maraakiib laga leeyahay dalka Turkiga ayaa qorsheynaya ineey soo gaaraan xeebaha Soomaaliya dhamaadka bishaan October, iyagoo billaabi doona raadinta saliidda iyo gaasta dabiiciga ah, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganeysay wasaaradda tamarta ee Turkiga maalinimadi shalay.   Tallaabadaan ayaa dabasocota heshiis dhanka tamarta ah oo bishii Maarso ay wada gaareen Soomaaliya iyo Turkiye,kaas oo...

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha Wadatashiga uga socdo Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si habsami leh uga socdo Caasimadda Muqdisho.   Shirkan oo ah kii tobanaad fadhigiisa labaad Waxaa gudoomiye Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud waxaana qeyb ka ah R/Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre, R/wasaare xigeen mudane Saalax Jaamac Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha...

Somali Forces Retake Key Village from Al-Shabaab in Galgaduud

MOGADISHU, Somalia — The Somali National Army announced on Thursday that it has liberated the village of Ali Yabal, located 18 kilometers from Eeldheer in the Galgaduud region, as part of an intensified military campaign against the militant group al-Shabaab.   In a statement, Somalia's Defense Ministry declared the operation a success in their ongoing efforts to dismantle Al-Shabaab strongholds across...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).   Ugu horeyn Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa xubnaha Guddiga Joogtada la wadaagay warbixin ku saabsan howlaha Golaha Shacabka gaar ahaan shuruucda...

Sawirro: Taliyaha cusub ee Booliska oo guddoomiyay shirkii ugu horreeyay

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Taliska Boliiska kaas oo ku qabsoomay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.   Shirkan oo ay ka qeybgaleen Taliyaasha hoggaanada,Fadhiyada Madax banaan iyo Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir . waxaana diiradda lagu saaray dardar galinta shaqada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo ladagaallanka Kooxaha Khawaariijta. Taliyaha Ciidanka...

SoDMA Commissioner Hosts Mercy Corps-Somalia Delegation to Discuss Humanitarian Efforts

MOGADISHU, Somalia — In a move to strengthen humanitarian efforts within Somalia, Commissioner Mahamuud Moallim of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) welcomed a delegation from Mercy Corps-Somalia, led by Daud Adan Jiran, at the agency's headquarters.   The meeting, which took place recently, aimed to discuss strategies and ongoing projects related to disaster management and humanitarian aid. The discussions likely covered...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...