Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Itoobiya oo sheegtay in maamulo katirsan Soomaaliya ay rabaan inay ku biiraan dalkaas

ADDIS ABABA - Professor Brook Hailu oo xilal sare kasoo qabtay dowladda Itoobiya ayaa wareysi uu siiyay Itoobiyan TV ku sheegay in midnimada Soomaaliya ay burburtay islamarkaana dalka uu sii kala tagayo, isagoo tilmaamay inay adag tahay markale inuu noqdo Qaran Mideysan.   “Dalka Soomaaliya hadda waa kala qaybsamay, waana sii qeybsami doonaa, Somaliland ayaa tagtay, waxaana wadadaas ku socda Puntland,...

Somalia’s PM heads to New York for UN General Assembly on Global Inclusion and African Unity

New York, NY — Prime Minister Hamsa Abdi Barre of the Federal Republic of Somalia will lead a high-level delegation to New York City this week for the 79th session of the United Nations General Assembly, taking place from September 12 to 27, 2024.   The theme of this year's assembly, "Leaving No One Behind," underscores a commitment to global cooperation...

Ra’iisul wasaare Xamza oo shir caalami ah uga qayb-galaya dalka Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa toddobaadkan kaga qaybgali doona magaalada New York, Kalfadhiga heerka sare ee madaxda caalamka ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.   Halku dhegga sanadkan ee Kalfadhiga Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa ku saabsan in aan “Cidna laga tagin” oo si wadajir ah...

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ku yaalla duleedka Balcad

BALCAD (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha la dhashay weerar ay maanta Al-Shabaab ku qaadeen inta u dhexeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Weerarka oo loo adeegsaday madaafiic ayaa waxaa lagu qaaday saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Raaxoy oo u dhexeeya labadaasi magaalo. Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in weerarka kadib uu...

Daawo: Saciid Deni oo farriin culus u diray madaxda Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay magaalada Garoowe ayaa baaq culus u jeediyay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.   Saciid Deni oo ka hadlayay shir sanadeedka Nabadda ee PDRC ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda Dowlad Goboleedyada inay ilaaliyaan waxa heshiiska lagu wada yahay oo uu ugu horreeyo dastuurka...

Muxuu yahay go’aanka Villa Somalia ee hubka looga dhigayo mucaaradka?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad ka jeediyay masjidka madaxtooyada ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xakameynta hubka.   Madaxweynaha ayaa farriin cad u diray xubnaha macaaradka ee ku sugan caasimada iyo shaqsiyaadka kale ee hubeysan, wuxuuna sheegay in laga qaadi doono tallaabo adag. Sidoo kale wuxuu ku goodiyay in habeen saq-dhexe ah la weerari doono...

Somali Forces Strike Al-Shabaab in Major Operation Near Hudur

Hudur, Somalia — The Somali National Army, specifically the 9th Battalion of the 60th Division, launched a military operation early this morning targeting insurgent positions on the outskirts of Hudur, the capital of the Bakool region.   The operation centered around Kederar-Adde, located approximately 30 kilometers northwest of Hudur. Military officials have reported that the mission successfully inflicted significant casualties on Al-Shabaab...

Guddoomiye Madaale oo booqday dugsi ay wax ku bartaan 900 oo arday ah

MUQDISHO (SMN) - : Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Dugsiga Turkish Maarif (Ex- School-kii hore ee Farsamada Gacanta) ee Degmada Waabari, kaasi oo ay wax ku bartaan in ku dhow 900 oo arday ah.   Guddoomiye Madaale ayaa mid mid u kormeeray qeybaha uu ka booban yahay Dugsiga gaar ahaan Fasalada...

Somalia and RCMRD Ink Deal for Advanced Disaster Management and Early Warning

Nairobi, Kenya — SoDMA Commissioner Mahamuud Moallim of Somalia and Dr. Eng. Emmanuel Nkurunziza, Director-General of the Regional Centre for Mapping of Resources for Development (RCMRD), have signed a Memorandum of Understanding (MOU) aimed at bolstering cooperation in disaster management through advanced early warning systems and anticipatory measures.   The signing ceremony took place at RCMRD's headquarters, marking a significant step...

Faah-faahino kasoo baxaya howlgal culus oo ka dhacay gobolka Bakool

XUDUR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saaka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka Bakool ay ka ameeyeen duleedka magaalada Xudur ee xarunta gobolkaasi.   Howlgalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Qeydar-Cadde oo 30km dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Xudur. Saraakiisha horkacaysay howlgalka ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...