Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Joe Biden oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Daahir Xasan (Daahir Carab) oo ah Safiirka cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday Washington.   Kulanka qaabilaadda oo ka dhacay xarunta Aqalka Cad,waxaa dhinacyadaasi ay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka iyo dadaalka dowladda Soomaaliya ay ugu...

SoDMA oo shir u qabatay hay’adaha kala duwan ee dowladda + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ayaa Xarunta Qaran ee Howl-gallada Gurmadka Deg degga ah ku qabtay shir Saddax bilood-le ah oo la isugu keenay hay’adaha kala duwan ee dowladda federaalka.   Shirkan ayaa diiradda lagu saaray tayeynta iyo aqoon kororsiga shaqaalaha, dhinaca barnaamijyada iyo dib u eegida qodabbadii ka soo baxay shirarkii hore. Ugu danbeeyn waxaa la isku afgartay sidii loo...

Military Helicopter Crash Outside Mogadishu; All Passengers Survive

MOGADISHU, Somalia — A military helicopter crashed late Thursday afternoon while en route from Mogadishu to Ballidogle airbase, approximately 30 kilometers southwest of the capital.   The incident occurred near Afgoye, with initial reports indicating the helicopter was targeted by heavy artillery from Al-Shabaab militants, though all passengers, including three Ugandans, survived the crash. The helicopter, part of the African Union Transition...

U.S. and Egypt Reaffirm Support for Somalia’s Sovereignty Amidst Regional Tensions

CAIRO, Egypt — In a strong show of solidarity, the United States and Egypt have jointly declared their unwavering support for Somalia's independence and territorial integrity, directly challenging Ethiopia's territorial ambitions.   This stance was articulated during a joint press conference in Cairo, where Egypt's Foreign Minister Badr Abdelatty and U.S. Secretary of State Antony J. Blinken emphasized their opposition to...

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab

KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1aad ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada.   Kulanka ayaa lagaga hadlay howlgalada ay wadaan Ciidamada Jubaland oo guulo Waa weyn maalmahii lasoo dhaafay ka gaaray howlgalo ay ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose. Wasaarada Amniga gudaha ayaa golaha la wadaagtay xogta howlgalada socda iyo khasaaraha gaaray Al-Shabaab...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.   Kulanka oo uu sidoo kale ka qeyb galay...

Somali Foreign Minister Addresses Arab League on Sovereignty Issue

CAIRO, Egypt — Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi participated in the Arab League State Council inauguration, where he highlighted the organization's firm stance against what Somalia perceives as Ethiopia's infringement on its sovereignty.   During the event, Fiqi reaffirmed Somalia's commitment to its strong and enduring relationships with Arab states. The discussions at the council focused on regional stability and respect...

Somalia Appoints New Ambassadors, Advances Human Rights and National Development

Mogadishu, Somalia – In a significant move to bolster its diplomatic and human rights framework, the Somali Council of Ministers, convened under the leadership of Prime Minister Hamsa Abdi Barre, has approved the appointment of two new ambassadors.   Mr. Abdihakin Mohamed Ahmed (Dhobo-Dareed) and Mr. Yusuf Ahmed Jego have been selected to represent Somalia abroad, enhancing the nation's international relations. The...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil ku xukuntay Maxamud Cabdulle

MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Maxamud Cabdulle Geesood “AJ” oo ka tirsan Guutada 7-aad ee XDS, ayaa loo soo xiray dil bareer ah oo degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug uu u geystay Marxuum Xasan Cabdullaahi Axmed “Qeylo”, Taariikhdu markii ay aheyd Sagaal iyo Tobankii Bisha Labaad ee sanadkaan 2024.   Dilka ayaa yimid kadib markii la isku qabsaday qeybinta Kaararka ay...

Danjire Jibriil oo kulan la qaatay Wasiirka dhaqaalaha buluugga Kenya + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Danjiraha Soomaaliya ee Kenya, Jabril Ibraahim Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha Buluugga ah iyo Macdanta ee Kenya, Xasan Cali Joho. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha buluugga ah, kalluumeysiga, iyo macdanta.   Intii uu socday kulanka, ayaa la isla gartay in gobolka...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...