Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Rooble oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tegay guriga ay taallo tacsida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade, wuxuuna saxiixay buugga tacsida ee marxuumka.   Warsaxaafeed uu soo saaray Roobe ayaa u qornaa sidatan;- "BISMILLAHI Waxaan markale Allaah (swt) uga baryayaa in uu u naxariisto Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade. Aad ayaan ugu mahad celinayaa Wasiirada, Xildhibaanada iyo...

Ethiopian Troops Set Up New Military Base in Somalia Amidst Regional Tensions

BAIDOA, Somalia - The foundation stone for a new military base destined to host Ethiopian troops was laid today on the outskirts of Baidoa, signaling a strategic expansion of Ethiopian military presence in Somalia's Bay and Bakool regions.   The ceremony, attended by South West Security Minister Hassan Abdulqadir and Ethiopian officials arriving by helicopter, underscores the deepening military cooperation amidst...

UN Envoy and Puntland President Discuss Security and Development in Somalia

GAROWE, Somalia — United Nations Special Envoy for Somalia, James Swan, met with Puntland President Said Abdullahi Deni in Garowe on Sunday to discuss a range of critical issues affecting the region and the broader Somali state-building process.   During the meeting at the Puntland State House, discussions centered on Somalia's overall political and security landscape, with a particular focus on...

Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Ergayga Qaramada Midoobay

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.   Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan doorka Puntland ee Dowlad dhiska Soomaaliya iyo arrimaha Puntland sida Amniga, nabadeynta, dimuqraadiyadda iyo mashaariicda horumarin. Waxaa Kulanka kala qeybgalay Madaxweynaha Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax...

Itoobiya oo saldhig cusub ka dhisaneysa Koonfur Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaarayo gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta duleedka magaalada Baydhabo laga dhagax dhigay dhismaha saldhig cusub oo ay dagi doonaan ciidamada Itoobiya ee ka howlgala deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan Baay iyo Bakool.   Dhagax-dhigga saldhigga waxaa goobjoog ahaa wasiirka amniga Koonfur Galbeed Xasan Cabdulqaadir iyo saraakiil ka socota Itoobiya oo diyaarad Helcopter ah ku tegay...

R/W Xamza oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga ee Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga ee Muqdisho, ayaa tilmaamay muhiimadda ay xaruntan u leedahay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan in la helo dhiig ku filan oo lagu badbaadin karo nolosha dad badan oo u baahan daryeel caafimaad oo degdeg ah.   Xarunta Bangiga Dhiigga ayaa ah mid casri...

Somalia-Ethiopia Talks Postponed Due to UN General Assembly

ANKARA, Turkey — The third round of talks aimed at resolving tensions between Somalia and Ethiopia, scheduled for September 17 in Ankara, has been postponed due to overlapping schedules with the United Nations General Assembly (UNGA) in New York, sources close to the negotiations have confirmed.   The discussions, mediated by Turkey, were intended to address the ongoing dispute sparked by...

Egypt, Eritrea pledge support for Somalia’s unity, Sudan’s stability

ASMARA - During their meeting, both sides agreed on the importance of intensifying efforts and continuing consultations to achieve stability in Sudan and support its national institutions. They also emphasized the importance of preserving the unity of Somalia and its sovereignty over its entire territory.   During the meeting, Kamel and Abdelatty delivered a message from Egyptian President Abdel Fattah Al-Sisi...

Dhacdo argagax leh: Gabar ardayad ah oo si arxan darro ah loogu dilay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo ka dhacday gelinkii dambe ee shalay degmada Warta Nabadda, kadib markii si arxan darro ah loogu dilay gabar yar oo 14 sano jir ahayd.   Marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray  Maa'ido Maxamed Axmed, waxaana lasoo wariyay in maydkeeda laga helay gurigii ay daganeyd. Gabar la dhalatay marxuumadda oo...

Puntland oo ciidamo dheeraad ah geysay magaalada Boosaaso + Ujeedka

BOOSAASO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha magaaladaasi oo ay ka taagan tahay xiisad u dhexeyso ciidanka PSF iyo maamulka Puntland.   Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in labada dhinac ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo, taas oo laga cabsi qabo inay isku...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...