Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha SoDMA iyo safiirka Shiinaha? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo taageerada gargaar ee loo baahan yahay la qaatay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u soo magacowday dalkeenna Md. Wang Yu.   Guddoomiyaha ayaa Safaaradda uga mahadceliyay doorka wanaagsan ee ay ka qaadato dedaallada gargaarka iyo mashaariicda hormarka dalka, isagoo la wadaagay...

Maxkamadda ciidamada oo xukuntay askari horay dil uga gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Mahad Cali Maxamuud Madoobe oo ka tirsan ciidanka deegaanka ee degmadda Deyniile, ayaa loo soo xiray inuu si bareer ah uu degmadda Daaru-salaam ugu dilay Marxuum Axmed Nuur Tooxoow, Taariikhdu markii ay aheyd Sagaal iyo Labaatankii bishii Afaraad ee sanadkaan 2024.   Marxuumka oo heystay Bastoolad sharciyeysan ayaa isaggoo maraya laamiga Daaru-salaam, gaarina wato waxaa jidka u istaagay...

UN warns of high risk of flooding in Somalia

MOGADISHU - Several communities in Somalia are at imminent risk of flooding as river levels continue to rise in central parts of the country, a UN agency warned in a flood advisory issued Saturday.   Projections by the Food and Agriculture Organization of the United Nations and the Somalia Water and Land Information Management (FAO-SWALIM) indicate a risk of flash floods...

Former Somali President Discusses Business Climate and Security with MPs

MOGADISHU, Somalia - The former President of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, convened with members of parliament from the Hawiye clan, focusing on the economic challenges faced by local businesses and the ongoing security threats posed by Al-Shabaab.   The meeting, held amidst growing concerns over the business environment in Somalia's capital, saw MPs from both houses of the Federal Parliament...

SoDMA Delivers Relief to Mesegawa Amidst Post-Liberation Challenges

MOGADISHU, Somalia - The National Disaster Management Authority of Somalia (SoDMA) has taken a significant step towards alleviating the plight of residents in Mesegawa, a city in the Galgaduud Region recently liberated from Al-Shabaab control.   A convoy of ten trucks, loaded with essential food supplies and humanitarian aid, has been dispatched to address the acute food shortages exacerbated by prolonged...

Al-Shabaab Issues Warning to Somali Banks Over New 5% Sales Tax

MOGADISHU, Somalia - Al-Shabaab, the militant group controlling parts of Somalia, has issued a stern warning to local banks and financial institutions against complying with the recently introduced 5% sales tax by the Somali government.   This directive, communicated through various channels including direct video messages and social media posts, marks a bold move by Al-Shabaab to interfere with the economic...

Al-Shabaab oo u digay ganacsatada iyo bangiyada dalka kadib tallaabadii DF

MUQDISHO (SMN) - Ururka Alshabaab oo ka hadlay Canshuuraha ay DFS soo rogtay ee 5%-ta ah ayaa meel adag iska taagay qaadisteeda iyagoo ku tilmaamay dhac loo geysanayo Shacabka Soomaaliyeed.   Afhayeenka Ururkaasi Sheikh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere ) oo muuqaal daqiiqado soconaya iska soo duubay ayaa sheegay in canshuurtani ay bilow u tahay sida uu hadalka u dhigay baneysashada...

Siyaasiyiin iyo xildhibaano oo shir xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan xasaasi ah oo xalay siyaasiyiinta Muqdisho iyo qaar kamid ah xildhibaanada labada gole ay ku yeesheen caasimada, kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah.   Kulankan oo ka dhacay hoyga madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh shariif Sheekh ayaa waxaa ka qayb galay siyaasiyiin saameyn leh, xildhibaano iyo Senataro ka tirsan...

DF oo gargaar u dirtay magaalo laga xoreeyay Al-Shabaab + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud.   Gaadiidkaan ayaa sida gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka, waxa ayna gaarayaan 10-gaari oo ah nuuca xamuulka qaada, iyadoo SoDMA mucaawinadan ugu talagashay shacabka ku nool Mesegawaa oo dagaal adag kula jira Al-Shabaab. Hay'adda SoDMA...

Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo la kulmau wafdi ka socda Midowga Yurub

MUQDISHO (SMN) - Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub. Kulanka waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay horumarada shaqo ee xafiiska, muhiimadda taageerada la-taliyayaasha farsamo, iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha hantidhowr ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed.   Waxaa kulanka si gaar ah looga hadlay...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...