Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Madagascar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa Dalka Madagascar kaga qeybgashay Shirka 11aad ee Axdiga Nairobi Convention COP11 kaas oo diiradda lagu saaray saameynta deegaan ee xeebaha si loo maamulo xeebaha ay qashinka saameeyeen loona helo xal deegaan oo waara (sustainable marine and coastal management ).   Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya...

UNICEF statement on execution of four youths in Puntland state, Somalia

MOGADISHU, Somalia - UNICEF notes with deep regret the execution of four young people in the Somali state of Puntland this past weekend for offenses committed as children when they were under the age of 18, while they were allegedly associated with Al Shabaab. The convictions and sentences were issued by military courts, which lack specialized child justice procedures...

QM oo cambaareysay dilkii ay Puntland ku fulisay 10 kamid ah Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Qaramada Midoobay Carruurta u qaabilsan ee UNICEF, ayaa soo saartay war saxaafadeed ay si kulul ugu cambaareysay dilka 4 kamid ah 10kii qof ee maalmo kahor lagu toogtay magaaladda Gaalkacyo, kuwaasoo Maxkamada Ciidanka Puntland ku heshay inay ka dambeeyeen weeraro iyo dilal kala duwan.   UNICEF waxay sheegtay inay aad uga xun tahay tallaabada Puntland ay dilka...

Madaxweynaha HirShabelle oo soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaarrada Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan ayaa xalay casho-sharaf ku maamuusay dhinacyada Dowladda Federal-ka iyo Hirshabeelle ee ka qeybgalay shirarkii xasilinta ee labadii maalin ee ugu dambeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho kaas lagu eegayay barnaamijyada xasilinta ee Hirshabeelle.   Casho-sharafta lagu maamusay wafdiga waxaa goobjoog ahaa Ra’iisulwasaare ku-xigeenka XJFS Mudane...

Guddoomiye Xaliimo Yarey oo war culus kasoo saartay doorashooyinka dalka

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiye Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa si qoto dheer uga hadashay caqabadaha ku xeeran siyaasadda Soomaaliya iyo hannaanka doorashooyinka.   Waxay tilmaantay in sharciga doorashada ee xukuumaddu u gudbisay Golaha Shacabka uu u muuqdo mid fursad siinaya hal xisbi oo keliya inuu doorashada ka qaybgalo, taasoo ay ku tilmaantay mid aan sharci ahayn. Xaliimo Yareey waxay hoosta...

Somali Cabinet Introduces New Financial Regulations, Cuts Port Access Fee

MOGADISHU, Somalia — In a move aimed at streamlining financial management and boosting economic efficiency, the Somali Cabinet has issued new regulations concerning taxes and national revenue.   The directive mandates that all government institutions use the Treasury Single Account (TSA) for managing revenue, taxes, and penalties. The TSA, a unified structure for government bank accounts, is designed to enhance transparency, reduce...

Safiirka cusub ee Shiinaha oo kulamo ka bilaabay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Mudane Wang Yu oo guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo isbarasho   Sidoo kale waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta u dhexeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Kulanka waxaa sidoo...

Mortar Attack Leaves Casualties on Mogadishu outskirts, Investigation Launched

MOGADISHU, Somalia - In the early hours of the morning, the neighborhoods of Garasbaaley and Ceelasha Biyaha on the outskirts of Mogadishu were rocked by mortar attacks, resulting in casualties among both military personnel and civilians.   The incident, which occurred shortly after midnight, targeted an area near the site of a previous day's suicide bombing where NISA (National Intelligence and...

Dhiiranaanta Xamza Cabdi Barre iyo Dhayalsiga Xasan Sheekh Maxamuud

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo lagu tilmaamo nin aad u dabacsan (jilicsan) ayaa qaaday mid kamid ah tallaabooyinkiisii ugu waa waynaa ee ku aadan howlaha horyaalla xukuumaddiisa, waxaana xalay Golaha Wasiirada oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ay soo farogeliyeen xiisadda ka taagan Muqdisho ee ka dhalatay arrimaha canshuuraha oo cabasho ay ka...

Somalia Accuses Ethiopia of Derailing Ankara Talks Over Sea Deal Demand

MOGADISHU, Somalia — In a recent press conference, Somali Foreign Minister Ahmed MoFiqi expressed strong opposition to Ethiopia's demand for a military presence in Somalia, attributing the collapse of recent talks in Ankara to this insistence.   "Ethiopia's push for a military foothold on our soil is unacceptable," MoFiqi stated, highlighting the historical grievances over Ethiopian military actions in Somalia during...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...