Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Saraakiil milatari ee ka socda Sacuudiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray saraakiil milatari oo ka socota Boqortooyada Sacuudiga, kuwaas oo haatan dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gudaha caasimada.   Saraakiisha milatari ee Sacuudiga ayaa lagu soo warramayaa inay haatan kulamo la leeyihiin madaxda wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska ciidanka Xoogga dalka. Sidoo kale waxaa lasoo wariyay inay booqasho ku tageen qaar kamid...

Taliyaha NISA oo booqday goobihii ay ka dhaceen qaraxyada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee (NISA) mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaas oo ciidanka NISA la sheegay in ay saakay ku fashiliyeen labo gaari oo Qaraxyo ka buuxay.   Taliye Ku xigeenka Hey'adda Nisa Muxyadiin Warbac Shadoor iyo Saraakiil Kale oo ka tirsan Sirdoonka dalka ayaa ku...

Somalia Disaster Management Agency Meets with UN to Tackle Humanitarian Crisis

MOGADISHU, Somalia - In a critical meeting held today, Mohamud Macallin Abdulle, Chairman of the Somalia Disaster Management Agency (SoDMA), convened with the Somalia Humanitarian Team (HCT) led by George Conway, the Deputy Special Envoy of the United Nations Secretary-General for Somalia.   The discussion centered on the dire humanitarian conditions plaguing the nation, where over 6.9 million individuals urgently need...

Deadly Suicide Bombing Strikes Security Checkpoint near Somali Capital

Mogadishu, Somalia - A suspected suicide car bombing at the K-13 security checkpoint on the Mogadishu-Afgoye highway claimed the lives of five people and injured 14 others, according to reports from local sources and confirmed by a souvenir from the scene.   The attack, which occurred during the early hours of the morning, targeted a busy security checkpoint known for its...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo ka dhacay duleedka Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo maanta siyaabo kala duwan uga dhacay duleedka Muqdisho, kuwaas oo loo adeegsaday gawaari qaraxyo laga soo buuxiyay.   Weerarka koowaad oo ahaa ismiidaamin ayaa ka dhacay degmada Garasbaaley, waxaana lagu beegsaday barkoontarool ay oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa NISA. Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu weeraray goobta...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xarun muhiim ah ka dhagax dhigay Boondheere + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorada oo laga hirgelinayo Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho.   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiirka Wasaaradda Amniga, Agaasimaha Hey’adda socdaalka iyo jinsiyadaha, Guddoomiyaha Degmada Boondheere iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabadda dhagaxdhigga. Halkan hoose ka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay xubno ka socda QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan wax ku ool ah oo la xariira xaaladda dalka la qaatay Kooxda Bani’aadannimada ee Soomaaliya (HCT) oo uu hoggaaminayo Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka, George Conway.   Shirkaan waxaa diiradda lagu saaray xaaladaha bani’aadannimo ee waddanka ka...

Faah-faahinta: Xiisad dagaal oo maanta ka taagan degmada Balanballe

BALANBALLE (SMN) -  Wararka ka imaanayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo degmada Balanballe ee gobolkaasi, taas oo u dhexeyso laba maleeshiyo beeleed oo isku horfadhiyo halkaasi.   Maleeshiyaadka labada beelood oo isku hayo arrimo la xiriira dhul daaqsimeed ayaa haatan dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo ka wada aagga degmada Balanballe. Dadka deegaanka ayaa cabsi ka muujinayo in...

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo gaari loo adeegsaday, isla markaana ka dhacay degmada Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho.   Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay barkoontarool oo ciidamada NISA ay ku leeyihiin halkaasi, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu gaystay khasaare isug jiro...

DF oo lacag siisay ehellada dadkii ku dhintay weerarkii Liido + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka qaran ee Qaraxi Liido Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa xarunta dhexe ee SoDMA ku shir Guddoomiyay kulanka guddiga gurmad qaran.   Shirkaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo xubnaha kale ee guddiga. Kulankaan ayaa si gaar ah waxaa looga hadlay xaalada dhaawacyada wali isbitaalada ku jira,...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...