Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday Ceelasha Biyaha iyo Lafoole

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Kormeer ku tagay Duleedka Degmada Garasbaaley, Deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Lafoole, halkaasi oo ay Ciidamada Amniga maalmihii lasoo dhaafay ka wadeen Howlgallo lagu xaqiijinaayo Amniga.   Duqa Muqdisho ayaa saraakiisha Laamaha Amniga ku amaanay naf-hurnimada iyo dadaalka ay ugu jiraan bad-baadinta nafta iyo maalka shacabka...

Sawirro: Xildhibaanadii ugu badnaa oo isugu tegay Jowhar + Ujeedka

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa caawo munaasabad casho-sharaf ah kala qeyb galay wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo Jowhar u yimid ka qeyb galka furitaanka Kal-fadhiga Baarlamaanka Hirshabeelle.   Xubnaha labada aqal ee BJFS ayaa ku ammaanay Madaxweynaha Hirshabeelle safarkii dheeraa iyo horumarada...

Wararkii ugu dambeeyay wada-hadallada u socdo Soomaaliya iyo Itoobiya

ANKARA (SMN) - Wafuud ka kala socota Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa weli wada-hadallo uga socdaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kuwaas oo ka wada arrinsanaya xiisadda ka dhalatay heshiiska badda ee uu Abiy Axmed la galay maamulka Somaliland.   Wararka ayaa sheegaya in aan weli lagu guuleysan inay gaaraan wax heshiis ah oo lagusoo afjarayo xiisadda ka dhex aloolsan labada dal,...

Ra’iisul wasaare Xamza oo abaalmariyay saddex dhalinyaro ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii ku dhaawacmay qaraxii kooxaha Khawaarijtu ay ka geysteen xeebta Liido.   Dhallinyaradan ayaa wakhti halis ahaa ku dhiirraday in ay dhabarkooda ku qaadaan oo badbaadiyaan dadka waxyeellada soo gaartay ee dhaawaca ahaa oo dhulka...

Somali President Meets Rwandan Counterpart to Boost Ties

KIGALI, Rwanda - Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with his Rwandan counterpart, Paul Kagame, in Kigali on Monday to discuss ways to enhance bilateral relations between the two nations.   The meeting, which took place on the sidelines of President Kagame's inauguration, focused on areas of mutual interest and cooperation, including trade, security, and development. President Mohamud expressed his commitment to...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Rwanda + Sawirro

KIGALI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame oo uu ka qeyb-galay caleemo-saarkiisa.   Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah iyaga adkeeyay doorka muhiimka ah ee iskaashiga gobolka uu ka qaadan karo wax ka qabashada caqabadaha iyo la dagaallanka argagixisada. Madaxweyne Paul Kagame...

Wararkii ugu dambeeyay howlgallo ka socda duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo maalintii saddexaad oo xiriir ah ka socda duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Howlgallada oo ay sameynayaan ciidamada dowladda ayaa ah kuwa lagu xaqiijinayo amniga deegaankaas oo dhaca waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaa innoo...

Madaale iyo wasiirka arrimaha gudaha oo booqday dhul la burburiyay + Sawirro

MUQDISHO (SMN)  - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dhawaan la baneeyay.   Kormeerka ayaa waxaa Madaxda ku wehliyay Injineero ka socday shirkad dhisi doonta Wasaaradda, waxa ayna u mahadceliyeen...

Somalia and Kenya Discuss Regional Challenges and Cooperation in Kigali Meeting

KIGALI, Rwanda - The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, met with his Kenyan counterpart, President William Samoei Ruto, in Kigali, Rwanda.   The leaders engaged in discussions centered on the pressing challenges facing the region, with a particular focus on counter-terrorism efforts and exploring avenues for further cooperation between their countries. During the meeting, both presidents reaffirmed...

Somali President Attends Rwandan President Paul Kagame’s Inauguration

KIGALI, Rwanda - Somali President Hassan Sheikh Mohamud joined several African leaders and dignitaries in Kigali, Rwanda, on Sunday to attend the inauguration of President Paul Kagame.   Kagame was sworn in for a fourth term as Rwanda's president after winning 99 percent of the vote in last month's election. The ceremony took place at the 45,000-seat Amahoro National Stadium, where thousands...

WARAR KALE

Mucaaradka oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hanjabaadihii uga Yimid Taliska Booliska Gobolka Banaadir

Muqdisho - Xildhibaan Gama'diid ayaa si adag uga falceliyay hadallo uu dhawaan jeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, kaas oo sheegay in...

Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Kuwo Taabacsan Wasiirkii Hore ee Amniga oo Ka...

Muqdisho - Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaan u dhexeeya degmooyinka Gubadleey iyo Warsheekh, kaddib...

Taliska gobolka Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...