Somali president Opens 5th Session of Parliament, Highlights Historic Constitutional Review
MOGADISHU, Somalia - Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, officially opened the 5th Session of the Federal Parliament of Somalia on July 06, 2024, with a speech that praised the historic deliberations and review to finalize the Constitution.
The President emphasized that this step is crucial in enhancing democratization, the rule of law, and ensuring that citizens...
Somali PM meets with his Iraqi counterpart in Baghdad
Baghdad-INA - Prime Minister Muhammad Shiaa Al-Sudani confirmed on Saturday, that Iraq today possesses information, experience and know-how in the field of combating terrorism and tracking its groups.
The Prime Minister’s Media Office stated in a statement received by the Iraqi News Agency (INA) that “Prime Minister Mohamed Shia Al-Sudani received the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia,...
Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha JFS ka jeediyay furitaanka baarlamaanka
Khudbadda Madaxweynaha ee furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS
BISMILAAHI
Guddoonka Labada Aqaal ee BFS
Xubnaha Labada Aqal ee BFS
Madaxda qaybaha kala duwan ee dowladda,
Mudanayaal iyo Marwooyin,
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.
Waxaa Sharaf iyo karaamo ii ah inaan furo kalfadhigan 5-aad ee BFS oo muhimmad weyn u leh geeddisocodka dowlad dhiska Soomaaliya ee aan ku matalayno shacabkeenna.
Ugu horreyntii Waxaan halkan tacsi uga dirayaa xubnahii ka geeriyooday...
UN Envoy James Swan Visits Southwest State to Discuss Security and Humanitarian Efforts
BAIDOA, Somalia - James Swan, the Acting Special Representative of the Secretary-General for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM), visited the Southwest State of Somalia on July 6, 2024.
This visit marked another step in his ongoing efforts to engage with Somali authorities and address the pressing issues facing the region.
During his visit, Swan...
Somali FM Congratulates UK’s New Foreign Secretary, Lammy, Pledges Enhanced Bilateral Ties
Mogadishu, Somalia – In a diplomatic gesture of goodwill, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moallim Fiqi Ahmed extended his heartfelt congratulations to David Lammy on his recent appointment as the Secretary of State for Foreign, Commonwealth, and Development Affairs of the United Kingdom.
In his congratulatory message, Minister Ahmed Fiqi expressed his sincere wishes for Mr....
Jubbaland oo war kasoo saartay dagaal beeleedka ka socda Luuq
KISMAAYO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Jubbaland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay dagaal beeleedka kasoo cusboonaaday degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Dagaalkan oo u dhexeeyo maleeshiyaad beeleed ku wadan halkaasi ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, ayada oo la gubay suuqii waynaa ee degmadaasi.
Xildhibaanada farriin iyo baaq...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Laftagareen iyo James Swan?
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabiley Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.
Labada mas'uul ayaa waxa ay kawada hadleen Arimaha Siyaasada, Amniga, Mashaariicda, bini’aadanimada iyo Daadejinta Adeegyada Dowlada
Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa uga mahadceliyey Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan...
Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay dhiggiisa dalka Ciraaq + Sawirro
Baqdaad (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani.
Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhaweyn heer sare ah loogu sameeyay Qarsiga Xukuumadda ee Baqdaad, ayaa Labada Ra’iisul Wasaare kulankooda waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ee ka dhaxeeya labada dal...
Dagaal beeleed dib uga qarxay degmada Luuq iyo khasaaraha oo kordhay
LUUQ (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal qaraar oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed, kaas oo markale maanta dib uga qarxay degmadda Luuq ee gobolka Gedo.
Dagaalkan oo socdo muddo saacado ah ayaa waxaa la'isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo dagaalka uu kusii fiday duleedka magaaladaasi.
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalkan,...
Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo si kulul ugu jawaabay Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal.
Madaxweynaha ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyay xildhibaannada labada gole, taas oo uu uga hadlay ammaanka, doorashooyinka, dastuurka iyo farogelinta Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa khudbadiisa uga hadlay damaca gurracan ee Itoobiya isaga oo caddeeyey in Itoobiya adduunka ka tuugayso Soomaaliya in...










