Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay khasaare u badan dhaawac.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lala eegtay sarkaal lagu magacaabo Gaashaanle sare Cali Xaashi, xilli uu kusii socday dhinaca degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Gaashaanle sare Cali Xaashi oo u...
Ra’iisul wasaare Xamza oo booqasho ugu tegay qoyska Prof Jawaari + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin magaalada Muqdisho qoyska Allaha u naxariistee Prof. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari, si uu ula qeybsado geerida, una saxiixo buugga tacsida marxuumka oo halkaas ka furan.
“Prof. Jawaari waxuu ka baxay Qaranka iyo umadda Soomaaliyeed dhammaanteed, halgankiisii dheeraa ee uu...
Sawirro: Madaxweyne Xasan oo gaaray deegaanka Wargaadhi + Ujeedka
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu ka socdo guluf ka dhan ah Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa markii uu tegay deegaanka la kulmay taliyaha ciidamada Xoogga dalka iyo saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ku sugan halkaasi, isaga oo ka dhageystay warbixin ku aadan howlgallada ka...
Askari dhaawacay taliyihiisii oo maanta lagu riday xukun adag
MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Maxamed Xiireey Maxamuud oo ka tirsan guutada Cali bin abii Daalib, ayaa loo soo xiray inuu dhaawac culus uu u geystay taliye unugiisa oo Xabad uu afka uga dhuftay, kaasi oo lagu magacaabo Dable xoogga Axmed Cabdullaahi Maxamed, falkaan ayaana ka dhacay degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan taariikhdu markii ay aheyd Kow iyo tobanka...
Somalia and Ethiopia Fail to Resolve Dispute Over Controversial Sea MoU
ANKARA, Turkey - In a disappointing turn of events, talks between Somalia and Ethiopia aimed at resolving a dispute over a controversial memorandum of understanding (MOU) between Ethiopia and the breakaway region of Somaliland ended without a breakthrough.
The talks, which took place in Turkey, were mediated by Turkish officials, as the two countries did not engage in direct negotiations.
The...
Somali Forces Capture Al-Shabaab Militant in Middle Shabelle Region
JOWHAR, Somalia - The Somali National Army, in collaboration with local forces, successfully apprehended a prominent member of the Al-Shabaab in the Ruun-nirgood area of the Middle Shabelle region.
The operation, which took place recently, resulted in the capture of Abdullahi Moalim Osman, also known as Ilyaas, who had been a part of the terrorist organization for more than two...
Somalia’s President Denies Talks with Al-Shabaab, Leaves Door Open for Future Negotiations
MOGADISHU, Somalia - The Somali President Hassan Sheikh Mohamud has publicly denied any ongoing talks with the Al-Qaeda-linked militant group, Al-Shabaab.
The statement, made on Monday, has sent shockwaves through the international community, who have long been monitoring the volatile situation in the East African nation.
"Today there are no ongoing talks, and still there is nothing to talk about," President...
Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri wada-hadalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtigan aysan wax wada-hadal ah kula jirin kooxda Al-Shabaab.
Wuxuu Madaxweynaha sheegay in dowladdiisa aysan ka suurtoobin wada-hadal lala yeesha kooxda oo in ka badan 15 sanno dagaal kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay dagaal culus ku qaaday Al-Shabaan,...
Ciidamada dowladda oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellada dhexe.
Cabdullaahi Macallin Cusmaan (Ilyaas) oo ka tirsanaa Al-Shabaan ku dhawaad laba sano ayey Ciidamadu gacanta ku dhigeen , xili uu ku dhuumaaleysanayay deegaanno hoos taga degmada Ruunnirgood.
Saraakiisha ciidamada dowladda...
Madaxweyne Xasan oo war culus kasoo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya aya kulan ku yeesheen Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in codsi uu uga yimid Dowladda Turkiga, taasi oo ku aadan wada-hadalka Itoobiya.
Wuxuu sheegay in caawa ay kulmeen labada wasiir islamarkaana aysan jirin wax heshiis ah oo labada dhinac...










