Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay xuska kowda Luulyo + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay xoojiyaan wadajirkooda, xajistaana dhaxalka awooweyaashood.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidanka Qalabka Sida ayaa salaan sharaf kaga qaatay Taalada Daljirka Daahsoon cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida...
Jubaland President Reflects on Somalia’s Independence and Calls for True Freedom
KISMAYO, Somalia - On the occasion of the 64th anniversary of Somalia's independence and unity, Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam (known as Ahmed Madobe) delivered a thought-provoking speech at an event in Kismayo.
The event, held to commemorate this significant day in Somali history, saw President Madobe express his reflections on the state of freedom in the nation.
President Madobe began...
QM oo Soomaaliya ugu hambalyeysay Munaasabadda Kowda luuliyo
MUQDISHO (SMN) - Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 64-aad ee ka soo wareegtay madaxbanaanida dalkooda.
“Hambalyo! Dabaaldegga maanta waxay fursad u tahay dhammaan dadka Soomaaliyeed inay ku faanaan horumarka la sameynayo,” ayuu yiri Md. Swan.
Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Anigoo ku hadlaya...
Celebrating Independence: Somalia Marks 64 Years of Freedom
MOGADISHU, Somalia - On July 1, 2024, Somalia proudly commemorates its 64th Independence Day, a historic moment that marks the unification of the northern and southern regions of the country.
This day holds a special place in the hearts of the Somali people, as it symbolizes the end of colonial rule and the beginning of a new era of self-determination.
The...
Ethiopian and Somali Foreign Ministers Meet in Türkiye to Ease Diplomatic Tensions
ANKARA, Turkey - In a significant step towards reconciliation, the foreign ministers of Ethiopia and Somalia have convened in Ankara, Türkiye, to address and potentially alleviate the ongoing diplomatic tensions between the two nations.
The meeting, scheduled for today, comes in the wake of a Memorandum of Understanding (MoU) signed on January 1, 2024, between Ethiopia and Somaliland, which has...
Madaxweyne Qoor Qoor oo si adag uga hadlay dagaal beeleedyada Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay war cusub kasoo saaray dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday gobollada dhexe ee dalka..
Qoor Qoor ayaa waxa laga xumaado ku tilmaamay dhiigga dadka shacabka ee ku daadanaya colaadaha ka taagan gobollada Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in...
Axmed Madoobe oo sheegay in 64 sano kadib aysan xor ahayn Soomaaliya
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka qayb-galay munaasabad lagu xusayay Kowda Luulyo oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambaleeyay xuska munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegatay maalinta xorriyada iyo midnimada Ummadda Soomaliyeed ee 1-da Luulyo.
Axmed Madoobe oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa sheegay in 64 sano kadib aysan weli xor...
Wasiirka gaashaandhigga XFS oo diray hambalyo ku aadan xuska 1-da Luulyo
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegtay maalinta xorriyada iyo midnimada Umadda Soomaliyeed ee 1-da Luulyo.
“Allaha u naxariisto gobonimo doonkii Soomaaliyeed ee Naftooda u huray halgankii loogu jiray xoriyadda aan maanta harsaneyno iyo waliba geesiyaasha Soomaaliyeed ee wali naftooda u huraya in ay difaacaan...
Waddooyinka magaalada Muqdisho oo saaka xiran iyo sababta ka dambeysa
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiran inta badan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, sababo la xiriira xuska sanad guurada 64-aad ee kasoo wareegatay markii ay xornimada qaateen Gobollada Koonfureed iyo midowga labadii gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Ciidamada ayaa celinaya gaadiidka iyo dadweynaha, si ay u sugaan amniga inta uu socdo...
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Rooble oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 64 sano guuradii kasoo wareegatay markii ay xornimada qaateen Gobollada Koonfureed iyo midowga labadii gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Rooble ayaa baaq midnimo ah u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed, si looga gudbo marxaladaha adag...












