Former Somali Parliament Speaker Mohamed Osman Jawari Passes Away at 79
MOGADISHU, Somalia - In a somber turn of events, the political landscape of Somalia mourns the loss of a distinguished figure, as former Speaker of the Somali Federal Parliament, Mohamed Osman Jawari, passed away in Mogadishu on June 28, 2024, at the age of 79.
Jawari, a prominent Somali attorney and politician, had a storied career in public service, serving...
Somalia’s Ministry of Education Aims for High-Quality Education, Implements Reforms
MOGADISHU, Somalia — The Ministry of Education, Culture, and Higher Education of the Federal Republic of Somalia is making significant strides in improving the country's education system, focusing on enhancing curriculum quality and teacher qualifications, under the leadership of Minister Farah Sheikh Abdulkadir.
Since assuming office, Abdulkadir has initiated various plans to elevate the standard of education in Somalia, aiming...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey shir looga hadlaayey horumarinta iyo adkeynta wada-shaqeynta ka dhaxaysa Qaramada Midoobay iyo SoDMA iyo bogaadinta shaqooyinkii bini’aadannimo ee sida wadajirka ah loo wada qabtay.
Kulankaan oo uu goobjoog ka ahaa ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya George Conway, waxaana la...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Jawaari oo ku geeriyooday Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Allah ha u naxariistee waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Geerida Maxamed Cusmaan Jawaari waxaa xaqiijiyay warbaahinta dowladda iyo qaar ka mid ah ehelladiisa, waxaana la sheegay in Jawaari muddooyinkii dambe uu xanuunsanaa, xanuunkaasna uu u geeriyooday.
Sidoo kale waxa uu ahaa garayaqaan iyo...
Itoobiya: DF Soomaaliya ma maamusho meel ka baxsan xarunta madaxtooyada
ADDIS ABABA(SMN) l Itoobiya ayaa ku tilmaantay dowladda Soomaaliya mid dafiic ah, oo aan xukunka dalka oo dhan gacanta ugu jirin, islamarkaana ka taliso oo kaliya magaaladda Muqdisho.
"Dowladda Soomaaliya hadda ma maamusho meel aan ka ahayn Villa Soomaaliya," ayuu yiri Tedela, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.
Dhanka kale, Itoobiya ayaa beenisay in ciidamadeeda ay ka gudbeen xadka ay wadaagaan Soomaaliya...
Ethiopia: “The Somali government now controls no areas but Villa Somalia,”
ADDIS ABABA - Ethiopia has denied that its forces crossed the shared border with Somalia in pursuit of al-Shabaab militants.
Permanent Representative of Somalia to the United Nations Ambassador Abukar Dahir Osman recently accused Ethiopian troops of illegally crossing shared borders and confronting local security forces.
In a weekly briefing on Thursday, spokesperson of the Ethiopian Ministry of Foreign Affairs Nebiyou Tedela...
GALMUDUG oo qaaday tallaabo la xiriirta dagaal beeleedka ka socda Mudug
GAALKACYO (SMN) - Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku baaqday nabad iyo in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda galbeedka gobolka Mudug, kaas oo u dhaxeeyo beello walaalo ah.
Maamulka Galmudug ayaa sheegay si loo joojiyo coladaan ay dhankeeda dirtay guddi ka kooban wasiirro, xildhibaanno masuuliyiinta gobolka Mudug, waxana ay dhinacyada ka dalbatay in loo hoggaansamo guddiyada ay...
Faransiiska oo soo jeediyay qorshe lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Faransiiska ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay Soomaaliya ku taageeraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, xili dalka uu ku jiro marxalad adag oo kala-guur ah oo Ciidamada Midowga Afrika baxayaan, kuwa dowladana isku diyaarinayaan inay mas'uuliyadda amniga qaran si buuxda ula-wareegaan.
Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay in baahi loo qabo dadaallo caalami ah oo Soomaaliya ka gacan siinaya...
Guddoonka labada Aqal ee BFS oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta howlaha shaqo ee Baarlamaanka iyo furitaanka Kalfadhiga 5-aad oo ay horyaalaan shuruuc badan oo aas-aas u ah dowladnimada yo hirgelinta nidaam ku saleysan sharci iyo dowladnimo casri ah.
kulanka waxaa kaloo goobjoog ahaa hab-dhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed...
France proposed an international plan to weaken the power of Al-Shabaab
NEW YORK - France has called on the international community to support Somalia in the fight against Al-Shabaab, at a time when the country is in a difficult phase of transition where the African Union troops are leaving, and the government is preparing to take full responsibility for national security. this round.
The French government said that there is a...










