Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay xubnaha Somaliland ku metala DF

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi ee dalka   Madaxweynaha ayaa la wadaagay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso ka hortaga faragelinta shisheeye iyo ilaalinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sidoo kale madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta ku bogaadiyay doorkooda isku haynta bulshada...

Sawirro: Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo guddoomiyay shir muhiim ah + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda oo ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin, howlwadeenno iyo lataliyaal ka socday hay’addaasi iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda.   Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa kulanka ka sheegay xaaladaha bani'aadannimo ee dalka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah u diray Jabuuti

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda Jabuuti iyo guud ahaan shacabka dalkaas, maalinta xoriyadda ee 27-ka Juun.   Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dadaalka iyo horumarka ay Jamhuuriyadda Jabuuti ku tallaabsatay tan iyo markii ay xornimada qaadatay, isagoo tilmaamay xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya labada dal...

Farmaajo oo war kasoo saaray dagaal beeleedka ka socda gobolka Mudug

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo warsaxaafadeed soo saaray maanta ayaa ka hadlay dagaal beeleedka ka qarxay galbeedla gobolka Mudug.   Farmaajo ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya aagga degmada Goldogob oo uu maanta dhex maray dagaal culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- BAAQ NABADEED OO KU SOCDA BEELAHA WALAALAHA...

Somalia’s Cabinet Identifies Key National Security Threats

MOGADISHU, Somalia - Somalia's cabinet has endorsed a comprehensive national security threat assessment document identifying terrorism, separatism, state fragility, open borders, foreign interference, climate change, cybersecurity risks, and social crises as key threats to the country's security and stability.   The document emphasizes the need for a coordinated effort to address these challenges, including enhancing border security and strengthening governance structures....

SoDMA head discusses humanitarian needs with SSC-Khaatumo leader

MOGADISHU, Somalia - Somali Disaster Management Agency (SoDMA) Commissioner Mohamud Moallim met with SSC-Khaatumo leader Abdikadir Firdhiye to discuss the region's humanitarian needs, emphasizing the importance of supporting the vulnerable populations.   The meeting focused on the latest humanitarian reports highlighting ongoing struggles faced by SSC-Khaatumo residents, including food insecurity and health crises. The officials stressed the need for collective efforts...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenkiisa Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyey Hoggaamiyaha Maamulka KMG ee SSC-Khaatumo Md. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).   Hoggaamiyaha oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirrada maamulkiisa ayaa hoggaanka SoDMA la wadaagay warbixinnada bani’aadannimo ee ka jira degaannada...

Intense Tribal Conflict Erupts in central Somalia amid Al-Shabaab war

MOGADISHU, Somalia - In the early hours of the morning, a fierce tribal war broke out between two powerful tribal militias from the Saad and Leelakase clans in the Mudug region.   The conflict began in the town of Galdodob, near a river, where both sides engaged in heavy fighting with various types of weapons. Preliminary reports indicate that the battle is...

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud oo qiimeyn ah uu ka diyaariyay Xafiiska Amniga Qaranka.   Iyada oo laga duulayo aragtida cusub ee dowladda Soomaaliyeed ee ku saleysan Amniga Qaran, si looga gaashaanto khataraha waaweyn ee halista galin kara jiritaanka,...

DF Soomaaliya oo munaasabad ku qabatay Addis Ababa + Ujeedka

ADDIS ABABA (SMN) - Iyadoo lagu guda jiro toddobaadka maalmaha xoriyadda Qaranka ayaa Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo kaashanaysa jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas, waxay magaalada Addis Ababa ku qabatay munaasabad lagu xusayey 26-ka June oo ku beegan 64-sano guuradii kasoo wareegtay dharaartii geyiga Soomaaliyeed laga taagay calanka Qaranka isla markaana ay gobolada waqooyi ee dalkeenu iska...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...