Ra’iisul wasaare Xamza oo u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Seoul oo ay uga qaybgali doonaan shir madaxeedka Jamhuuriyadda Koonfur Kuuriya iyo Afrika, oo qabsoomaya 4 – 5 Juun.
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Farhan Jimale oo faah faahiyay safarka Ra’iisul Wasaaraha,waxa...
Somalia’s Opposition Party Voices Concern Over Increasing Restrictions on Media and Journalists
MOGADISHU, Somalia - In a statement released on Sunday, Somalia's leading opposition party, Himilo Qaran Party, expressed deep concern regarding the escalating restrictions and pressures faced by independent media and journalists in the country.
The party highlighted the constitutional rights of the media and journalists, citing Articles 18 and 32 of the Transitional Constitution of the Federal Republic of Somalia,...
Strengthening Ties: Somali Security Minister Meets with Turkish Ambassador to Discuss Cooperation
MOGADISHU, Somalia - Somali Security Minister Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag met with the Turkish Ambassador to Somalia, Mr. Alper Aktaş, to discuss ways to enhance the already strong relationship between the two countries.
The meeting took place in Mogadishu, Somalia, where both officials expressed their commitment to further strengthening cooperation in various areas.
The Somali government has long recognized the significant...
Xisbiga Himilo Qaran oo walaac ka muujiyay cadaadiska lagu hayo Warbaahinta
MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran wuxuu walaac xooggan ka muujinayaa xayiraadaha iyo cadaadiska sii kordhaya ee ay la kulmayaan warbaahinta madaxa bannaan iyo suxufiyiinta Soomaaliyeed. Sida uu qeexaayo Dastuurka KMG ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobadiisa 18aad iyo 32aad, warbaahinta iyo suxufiyiintuba waxay leeyihiin xuquuq lama taabtaan ah oo uu si cad u dhowray Dastuurka KMG ah.
Dhacdooyinkii u dambeeyay...
Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre Departs for Korea – Africa Summit 2024
MOGADISHU, Somalia - In a significant move towards fostering international cooperation and development, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre departed today for the Republic of Korea to attend the 2024 Korea - Africa Summit.
The historic summit, scheduled for June 4, 2024, will see the participation of Heads of State, Government, and representatives from African countries, the African Union, and...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen wasiir Fartaag iyo Safiirka Turkiga ee Somalia?
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, waxana ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo Iskaashiga walaalnimo ee u dhexeeya labada dal, gaar ahaan taageerada ay siiyaan hey’adaha amniga dalka.
Wasiirka oo uga mahadceliyey taageerada walaaltinimo ee ay siiyaan Soomaaliya, ayaa...
Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada Lafoole oo lagu dilay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Allaha u naxariistee guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada deegaanka Lafoole, Mukhtaar Nuur Geesey.
Marxuumka ayaa waxaa lagu toogtay agagaarka gurigiisa oo ku yaallo degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.
Wararka ayaa sheegaya in rag ku hubeysnaa bistoolado ay dileen marxuumka, kuwaas oo...
Blinken and Somali President Discuss Security Interests and Counterterrorism Efforts
MOGADISHU, Somalia - In a diplomatic engagement, U.S. Secretary of State Antony J. Blinken held a telephone conversation with Somali President Hassan Sheikh Mohamud, focusing on shared security interests in the Horn of Africa region.
The discussion encompassed a range of critical topics, including the need to reduce regional tensions, focus on counterterrorism objectives, and finalize planning for a successor...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiriir la sameeyay Antony Blinken
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka telephone-ka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, Antony Blinken, ayaa ka wadahadley xiriirka labada dal.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa wadahadalladooda diiradda ku saaray arrimo ay ka mid yihiin la-dagaalanka kooxaha argagixisada iyo qorshayaasha Dowladda Soomaaliya ee howgalka Midowga...
IOM Somalia: Collaborating for Stabilization, Migration Management, and Security
MOGADISHU, Somalia - In a meeting with Mr. Frantz Celestin, the head of the International Organization for Migration (IOM) in Somalia, we engaged in constructive discussions centered on key areas critical to Somalia's stability and development.
These discussions highlighted the importance of collaboration in enhancing migration management, border security, and the rule of law, all of which are vital components...










