Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyihii saldhigga Bardaale oo maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degmadaasi

BARDAALE (SMN) -  Taliyihii Saldhigga degmada Bardaale ee gobolka Baay iyo saraakiil kale ayaa ku geeriyooday dagaal qaraar oo illaa haatan ka socda gudaha degmadaasi.   Dagaalkan oo saaka soo bilowday ayaa u dhaxeeyo maleeshiyo beeleed deegaanka ah iyo ciidanka Koonfur-Galbeed, waxaa jira khasaaro dhimasho iyo dhawaac leh oo kala gaaray labada dhinac. Sida ay ilo deegaanka ah Shabelle u xaqiijiyeen dagaalka...

Ciidamada dowladda oo ka hortegay qarax lagu diyaariyay Buulo-mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen aagga magaalada Buulo-mareer ee gobolkaasi.   Howlgalkan oo uu fuliyay Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXD ayaa waxaa lagu fashiliyay qarax miino oo ay Al-Shabaab ku diyaariyeen waddo aada dhinaca beeraha magaaladaasi. Ciidamada ayaa ku guuleystay inay miinada...

Dagaal culus oo dib uga qarxay degmada Bardaale + Khasaaraha

BARDAALE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka socdo gudaha degmada Bardaale ee gobolkaasi.   Dagaalka oo ah mid xoogan ayaa u dhexeeyo ciidamada Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad beeleed la sheegay inay weerar kusoo qaadeen degmadaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xaaladda ay cakiran tahay, ayna maqlayaan hubka ay is...

Wasiirka Amniga oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AAbdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin, kaas oo ay yeesheen wadahadal miro dhal leh.   Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray doorka ay IOM ku leeyihiin xasillinta, maareynta socdaalka, iyo dadaallada amniga xuduudaha. Wasiirka Amniga Gudaha oo uga mahadceliyey taageeradooda, ayaa...

Waddooyin muddo xirnaa oo ku yaalla degmada Dharkenley oo maanta la furay

MUQDISHO (SMN) - Maamulka degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa maanta howlgal waddo furis ah ka bilaabay gudaha degmadasi, waxaana lagu guuleystay in la furo illaa saddex waddo.   Waddooyinkan oo xirnaa muddo 16 sanno ah ayaa ugu dambeyn saaka lagu guuleystay in la furo, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka. Dhammaan waddooyinkan ayaa waxa ay u xirnaayeen shaqsiyaad...

Somali National Army, Supported by US Military Successfully carries out airstrike in Puntland

MOGADISHU, Somalia - The national army, with support from international friends, particularly the United States, has successfully carried out an operation to defeat the Daesh group in the Bari region.   This operation is part of the ongoing war to eliminate terrorism in the region. The Daesh militias, who were gathering in the area, were defeated in the operation. The central government...

Southwest State President and SoDMA Commissioner Discuss Humanitarian Situation in Baidoa

BAIDOA, Somalia - In a significant meeting held in Baidoa, the capital of Somalia's Southwest State, President Abdiaziz Hassan Mohamed "Laftagareen" and the Commissioner of the South West State Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, convened to address the pressing humanitarian situation in the region.   The discussion centered on the ongoing efforts to deliver aid to those affected by the...

Three ISIS members killed in US airstrike in Somalia’s Puntland

WASHINGTON - In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted an airstrike in Somalia targeting ISIS militants, on May 31, 2024.   The airstrike occurred in a remote area in the vicinity of Dhaardaar, approximately 81 km southeast of Bosaso, Somalia. An initial assessment of the strike is that three ISIS militants were killed, with no civilian casualties. U.S....

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday Puntland + Khasaaraha

QANDALA (SMN) -  Ciidanka qaranka oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan Mareykanka ayaa howlgal lagu dhabar jabiyay kooxda Daacish ka fuliyay gobalka Bari.   Howlgalka oo qeyb ka ah dagaalka lagu ciribtirayo argagaxisada ayaa waxaa jab loogu geystay maleeshiyada Daacish oo halkaas isku uruursaneysay. Qoraal kasoo baxay dowladda dhexe ayaa waxaa lagu sheegay inay dib ka faaf-faahin doonto khasaaraja...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxweyne Laftagareen + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa caawa kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur galbeed Md. H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha taagan ee bani’aadannimo, sidii gargaar loo gaarsiin lahaa shacabka Koonfur galbeed iyo u diyaar-garowga sidii loo gacan qaban lahaa dadka ay saameeyaan dagaallada dalka...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...