Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo ka qayb-galay madasha Shiinaha iyo Carabta
BEIJING (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa khudbadii ka jeediyay shirka 10-aad ee madasha Shiinaha iyo Carabta oo ka furmay Beijing.
khudbada u madasha Shiinaha iyo Carabta u ka jeedayay wasiir Fiqi ayaa daarneyda inay Soomaaliya soo dhaweynayso shirkadaha dalalka Shiinaha iyo Carabta, si ay u maalgashadaan fursadaha rajada leh ee...
Ministry of Public Works and UN-Habitat Reach deal for Sustainable Urbanization in Somalia
MOGADISHU, Somalia - In a significant development for Somalia's urban development and reconstruction efforts, the Minister of Public Works, Reconstruction and Housing of the Federal Government of Somalia, Mr. Abdisalam Abdi Ali (Dhaay), and the head of the UN-Habitat organization in Africa, Mr. Oumar Sylla, have reached a cooperation agreement.
This agreement is aimed at promoting sustainable urbanization in the...
SoDMA Commissioner Inaugurates New Interlock Road to Agency’s Headquarters
MOGADISHU, Somalia - Commissioner Mahamuud Moallim has officially opened a newly constructed Interlock road leading to the headquarters of the SoDMA (State Department of Management and Administration).
The one-kilometer road, which was a collaborative effort, saw contributions from local residents, businessmen, and the agency itself, which covered 50% of the costs.
The road, which has been eagerly anticipated by the local...
Maxamuud Macallin oo xarigga ka jaray waddo ay dhistay SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA , Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarigga ka jaray waddo Interlog la saaray taas oo gasha xarunta dhexe ee SoDMA.
Wadadaan ayaa dhirirkeedu dhan yahay ku dhawaad hal KM, waxaana iska gaashaday dhismaheda dadka degaanka, ganacsato iyo hay’adda SoDMA oo 50% dhiibtay.
Jidkaan ayaa waxaa hore maristeeda ugu dhibqabay...
Somali Finance Minister Discusses Post-Debt Economic Priorities with UK, Norway, and Netherlands Officials
NAIROBI, Kenya - In another important step towards Somalia's economic recovery, the Somali Finance Minister, Bihi Egeh, met with senior officials and ministers from the United Kingdom, Norway, and the Netherlands during the African Development Bank (AfDB) Annual Meetings in Nairobi.
The discussions focused on Somalia's post-debt economic priorities, highlighting the international community's commitment to supporting the country's financial reforms...
Somali President Hassan Sheikh Engages with Somali Community in Nairobi
NAIROBI, Kenya - In a recent visit to Nairobi, Somali President Hassan Sheikh Mohamud spent time with the Somali community in the Isli neighborhood, visiting local markets and engaging with Somali citizens.
During his visit, the President shared valuable information about investment opportunities, security recovery, and the progress made in Somalia, encouraging the Somali community to comply with the laws...
Wasiir Biixi oo la kulmay madax ka socotay UK, Norway iyo Netherlands
NAIROBI (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika ayaa waxa uu halkaas kulamo gaar ah kula yeeshay madax ka socotay Dowladaha UK, Norway iyo Netherlands.
Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa si gaar ah ula kulmay Wasiirada Horumarinta Dowladaha UK iyo Norway, Mr. Andrew Mitchell Uk, Mrs....
Dab khasaare nafeed gaystay oo ka kacay magaalada Hargeysa
HARGEYSA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa sheegaya in xalay dab khasaare nafeed gaystay uu ka kacay guri ku yaalla magaalada Hargeysa ee caasimada maamulkaasi.
Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka dab damisla Somaliland ayaa lagu sheegay inuu dabkaas ku geeriyooday wiil yar oo saddex sano jir ah, sidoo kalena uu ku dhaawacmay wiil kale oo 5 sano jir...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay booqday suuqyada Nairobi
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga bulshada Soomaaliyeed ee ku yaala Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa waqti la qaatay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugnaa goobahaasi.
Madaxweynaha ayaa la wadaagay ganacsatada uu kula kulmay halkaasi fursadaha maalgashi, soo kabashada amni iyo horumarada uu xilligaan ku tillaabsaday...
Taliska Booliska oo war kasoo saaray howlgalka la dagaalanka anshax xumada
MUQDISHO (SMN) - Taliska qaybta guud ee booliska gobolka Banaadir oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka warbixiyay howlgallada ay ka wadaan gudaha magaalada Muqdisho ee lagula dagaalamayo anshax xumada.
Booliska ayaa shaaca ka qaaday in ujeedka uu yahay in la dhiso asluubta bulshada, ayna qayb ka tahay dowladnimada.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan;-
Sababta aan xooga u saareyno la dagaalanka Anshax xumada...










