Dowladda Soomaaliya oo isafgarad la gaartay UN-Habitat
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dib udhiska iyo guryeynta dowladda FS mudane Cabdisalam Cabdi Ali (Dhaay) iyo madaxa hay’adda UN-Habitat ee Afrika Mr Oumar Sylla ayaa gaaray heshiis is afgarad wadashaqeyn ah oo labada dhinac dhex mari doona, sida magaaleynta waarta.
Wasiir Cabdisalam Cabdi Ali (Dhaay) oo heshiiskan ku tilmaamey inuu hordhac uyahay heshiis rasmi ah oo dhawaan...
Somalia’s president delivers keynote speech at African Development Bank Summit
NAIROBI, Kenya - In a powerful speech at the African Development Bank summit in Nairobi, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia highlighted the remarkable progress his country has achieved despite facing multiple challenges.
These challenges include security issues and the adverse impacts of climate change, which have been significant hurdles for the nation.
President Mohamud stressed that Somalia has succeeded in...
Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qayb-galay Nairobi
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shir sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga Horumarinta Afrika oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Shirkan oo diiradda lagu saaray dib u habeynta qaab-dhismeedka maaliyadeed ee Afrika iyo isbadalka cimilada ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Afrika, kuwaas...
Ciidamada Itoobiya oo bilaabay inay canshuuro ka qaadaan shacabka Gedo
DOOLOW (SMN) - Ciidanka Itoobiya ee ku sugan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa bilaabay inay canshuuro ka qaadaan shacabka ku dhaqan degmooyinka gobolkaasi, sida uu sheegay siyaasiga Idiris Xasan Faarax.
Siyaasigan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiyaanka iyo saraakiishooda inay qaataan canshuuraha kasoo xarooda gobolka, taas ay saameyn ku yeelatay reer Gedo.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay...
Somalia’s Finance Minister Attends 21st Horn of Africa Initiative Ministerial Meeting in Nairobi
NAIROBI, Kenya - Somalia's Minister of Finance, Bihi Iman Igeh, recently participated in the 21st ministerial meeting of the Horn of Africa Initiative held in Nairobi.
The quarterly gathering aimed to review and evaluate the progress of ongoing projects funded by various donors since 2019, ensuring transparency in their implementation.
The meeting also included discussions on the border cooperation system, with...
Biixi oo ka qayb-galay shirka wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika
NAIROBI (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka ??-??? ee Iskaashiga Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative) xili Magaalada Nairobi uu ka soconayo shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika.
Shirkaan waxaa diiradda lagu saaray
Dib-u-eegista iyo qiimaynta mashaariicda socda laga...
Intense Clashes Erupt Between Al-Shabaab and Daesh in Eastern Puntland
BOSASO, Somalia - In a recent turn of events, heavy fighting broke out between the militant groups Al-Shabaab and Daesh in the Galgala mountains, located in the eastern region of Puntland.
The battle, which lasted for several hours, was marked by the use of various types of weapons, the sounds of which could be heard from far and wide.
Both Al-Shabaab...
US Africa Command Denies Involvement in Puntland Operation
Nairobi, Kenya - In a surprising turn of events, the United States Africa Command (AFRICOM) has publicly stated that it was not involved in a recent operation in the Almadow mountains of Puntland State, Somalia.
This statement comes in direct contradiction to claims made by the Federal Government of Somalia (FGS) regarding an alleged joint operation with its international partners...
Kooxaha Al-Shabaab & Daacish oo ku dagaalamay buuraleyda gobolka Bari
BOOSAASO (SMN) - Dagaal culus oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo Daacish ayaa waxa uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay buuraha Galgala ee dhaca gobolka Bari ee Puntland.
Dagaalka oo saacado qaatay ayaa la sheegay in dhinacyada ay isu adeegsadeen hubka noocyadiisa Kala duwan oo laga maqlayay meelo ka fog halka dagaalka uu ka dhacay.
Khasaare ayaa soo kala gaaray labada dhinac...
Hogaamiyaha Hiiraan State oo war culus kasoo saaray safarka Guudlaawe ee Matabaan
BELEDWEYNE (SMN) - Hoggaamiyaha maamulka la magac baxay Hiiraan Sate, Cabdullahi Ganey oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan safarka madaxweyne Cali Guudlaawe ku gaaray degmada Matabaan iyo khilaafka weli kala dhexeeya HirShabelle.
Cabdullahi Ganey ayaa sheegay in madaxweynaha HirShabelle, isaga oo ka cararaya Beledweyne uu gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, wuxuuna tilmaamay...










