Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir caalami ah uga qayb-galayo Nairobi

NAIROBI (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.   Shirkan oo ah mid heer madaxweyne ayaa waxaa sanadkaan diirada lagu saarayaa dib u qaabaynta qaab-dhismeedka Maaliyadeed ee Afrika. Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb geli doona madaxweynayaasha dalalka Africa qaar badan oo...

Somalia oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka golaha caafimaadka adduunka

GENEVA (SMN) - Shirka Caafimaadka Adduunka kisii 77-aad oo si rasmi ah uga furmay9 magalaada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H. E. Dr. Cali Xaji Aadan loogu doortay inuu noqdo Madaxweyne ku xigeenka Golaha Shirwaynaha Caafimaadka Adduunka.   Golahan oo sanad walba mar ku kulma Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, ayaa...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u baxay safar dibadeed + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka Aadan Cadde, ayaga oo kusii jeeday magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.   Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka qayb-galaya kulanka 17-Aad ee guddoomiyaaasha baarlamaanada wadamadda ku bahoobay Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa (EAC). Shirka oo maalinta beri si rasmi...

Dowladaha Mareykanka iyo Kenya oo lagu eedeeyay fashilinta amniga Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladaha Mareykanka iyo Kenya ayaa lagu eedeeyay in ay doonayaan fashilinta ammaanka Soomaaliya, xilli haatan dowladdu ay qorsheyneyso ka adkaanshaha Al-Shabaab.   Hadalkii dhawaan kasoo baxay madaxweyne Wiliam Ruto ee ku aadanaa, haddii ATMIS ay ka baxdo Soomaaliya in Al-Shabaab ay qabsan doonaan dalka iyo caga jiidka Mareykanka ayaa muujinayo halka ay gaarsiisan tahay hagardaamada lagu hayo dowladda...

Saraakiil la baray isticmaalka hubka culus oo tababar loo soo xiray + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gen Maadeey Shekh Nuur Ufuroow Oo uu Wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Tababar Usoo xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeeno Laga Soo Xulay Guutooyinka iyo qaybaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaasi oo la barayay Isticmaalka Hubka Culus oo Lagama Maar-maan u ah Dagaalka ka dhanka ah...

Somalia and Germany Discuss Strengthening Bilateral Ties and New Cooperation Opportunities

MOGADISHU, Somalia - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed received on Monday in his office at the ministry in the capital, Mogadishu, a German delegation headed by the Director for Sub-Saharan Africa and the Sahel at the German Federal Foreign Office, H.E. Amb. Christoph Retzlaff, and discussed with him the strengthening...

SODMA Commissioner Meets with OCHA Somalia to Discuss Humanitarian Efforts

MOGADISHU, Somalia - In a significant development for Somalia's humanitarian efforts, the Commissioner of the Somali National Disaster Management Agency (SODMA), Mahamuud Moallim, held a meeting with the head of the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs in Somalia (OCHA).   The meeting took place at SoDMA headquarters in Mogadishu, focusing on several key issues aimed at enhancing...

Sawirro: Guddoomiye Maxamuud Macalin oo la kulmay madaxa hay’adda UN OCHA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Madaxa Hay'adda UN OCHA ee Soomaaliya.   Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen halka uu marayo qaban-qaabada shirka Humanitarian Country Forum, Arrimaha ka hortagga leexsashada gargaarka, qorshaha fog ee ha’yadda uga aaddan maareynta musiibooyinka iyo xal u helidda...

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo lagu rasaaseeyay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay maanta maleeshiyaad hubeysan ka gaysteen duleedka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud.   Maleeshiyaadka ayaa waddada u galay gaari ay la socdeen dad shacab ah, waxayna ku fureen rasaas, taas oo dhalisay dhaawaca saddex qof oo kamid ah rakaabka la socday baabuurka. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in maleeshiyaadka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Madaxda Hay’adda Sos Children’s

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ay hogaaminaysay Agaasimaha Gobolka ee Bariga iyo Koonfurta Afrika ee Hay’adda Sos Children’s   Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxda Hay’adda SOS ayaa ka Wada-hadlay Mashaariicda socda iyo sidii loo xoojin lahaa Kulanka Madaxweynaha waxaa ku wehliyay Wasiirka Gargaarka, Agaasimaha Madaxtooyada, la taliye Sare Arimaha...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...