Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Ibraahim Aadan Maadeey
MUQDISHO (SMN) - Ibraahim Aadan Maadeey Afgarashadiisuna tahay Cabdiraxmaan, ayaa Khawaarijta kaga biiray degmada Jillib ee Gobolka Jubbada dhexe, Tabbar gaaban oo dhinaca Dillalka Qorsheysan ah kadib waxaa loo soo diray in Muqdisho uu ka howlgallo, Gaar ahaan Kooxda Dilalka Gaadmada ah fulisa, isaggoona mushaar ahaan kaga qaadan jiray Argagixisada Lacag u dhaxeysa Todobaatan iyo ilaa Sagaashan Dollar ka...
Somali Federal Government and Regional Leaders Visit Lido Beach in Mogadishu
Mogadishu, Somalia - In a show of unity and progress, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre, was joined by the Presidents of Jubbaland, Galmudug, and Hirshabelle states, the Interior Minister, and the Governor of Benadir region for a visit to Lido Beach in Mogadishu.
This visit marks a significant moment in Somalia's journey...
Somali president receives Russian Ambassador at the state house
MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with the Russian Ambassador to Djibouti and Somalia, Mikhail Golovanov, at the State House in Mogadishu. The meeting, held on May 20, 2024, focused on a range of topics including security, social, and humanitarian issues.
President Mohamud expressed his gratitude and appreciation for the discussions, emphasizing the importance of strengthening bilateral...
Sawirro: Madaxdii ugu badnayd oo xalay kormeer ku tegtay xeebta Liido + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido.
Booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ujeedku ahaa nabadda iyo xasilloonida ka hirgashay caasimadda dalka ee Muqdisho, isaga oo kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan doorka kaga aaddan nabadda iyo isdhexgalka.
Mudane Xamsa Cabdi Barre, booqashada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saddex arrimood kala hadlay Ruushka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee ka socda Soomaaliya iyo iskaashiga horumarinta iyo arrimaha bini’aadanimada.
Danjire Mikhail Golovanov ayaa bogaadiyay horumarka dowlada Soomaaliya ka sameysay dagaalka ka dhanka argagixisada, isagoo tilmaamay sida dowladda...
Agaasimaha wasaaradda caafimadka XFS oo shir uga qayb-galay Nairobi
MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Guuleed Abdijaliil iyo wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka qaybgalay Shirka heerkiisu sareeyo ee heer farsamo iyo heer Wasiir ee hindisaha wadajirka ah oo lagu Horumarinayo xiriirka ganacsiga iyo xoojinta dhaqaalaha ee xuduudaha, iyadoo la tixgalinayo hanaanka Caafimaadka Mideysan kaasoo sare loogu qaadayo amniga caafimaadka...
Mogadishu Expands as President Recognizes Three New Districts
MOGADISHU, Somalia - Mogadishu, the bustling capital of Somalia, is set to expand as President Hassan Sheikh Mohamud issues a decree recognizing three new districts in the Banadir region.
This strategic move is part of the government's efforts to better manage the city's rapid growth and development.
The newly recognized districts, Gubadley, Darussalam, and Garasbaaley, will now be annexed into the...
Dowladda Soomaaaliya oo war kasoo saartay geerida madaxweynaha Iran
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Iran geeridii ku timid Madaxweyne Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda Xuseen Amir-Abdollahian iyo masuuliyiintii kale ee la socotay diyaarad Helicopter ah oo shil naxdin leh ku gashay galbeedka dalka Iran.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la socday 3 ka mid ah diyaaradaha Iran, waxaana...
Somalia Extends Condolences to Iran Following Tragic Helicopter Crash
MOGADISHU, Somalia - In the wake of a devastating helicopter crash that claimed the lives of Iranian President Ibrahim Raisi, Foreign Minister Hossein Amir-Abdollahian, and other senior officials, the Somali Government has expressed its profound sympathy and condolences to the people and Government of the Republic of Iran.
This unfortunate incident occurred during a return trip to Tehran, leaving the...
Somaliland oo dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka wada gobollada Sool iyo Sanaag
HARGEYSA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobollada Sool iyo Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ciidan si ay weeraro ugu qaado Deegaanadii horay looga qabsaday.
Wararka ayaa sheegaya in gurmad xoogan ay 48 saac ugu dambeysay ka soo kala baxeen Hargeysa iyo Burco kuwaasi oo la sheegay in ay si gaar ah ay ugu wajahanyihiin...












