Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u geystay marxuum Sacad Cabdi Muuse, inuu baxsad ka ahaa goobtiisa shaqo oo ah Deegaanka Shabeeloow Gobolka Galgaduud, lunsasho hanti dowladeed, Qalgal gelin Goob ganacsi, Xatooyo Xoolo Ciidan iyo Jabin Xeerka xakameynta hubka caasimadda.   Seddexdii Bisha Afaraad...

Madaxweynaha Puntland oo ka horyimid qodobadkii kasoo baxay shirkii Muqdisho

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka horyimid go'aannada kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaran ee xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.   Saciid Deni ayaa sheegay in aanay quseyn dhammaan qodobada kasoo baxay shirkaas, wuxuuna sheegay in laga shaqeynayo kala go'a dalka, sida uu hadalka u dhigay. “Dowladda Puntland qeyb...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheekh Ismail – Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye-kuxigeenka Ciidanka Booliiska iyo Wasiirrada Amniga ee Dowlad Goboleedyada, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.   Wasiirka Amniga Gudaha ayaa u tagey Dhuusamareeb shirka sanadlaha ah ee wadatashiga horumarka amniga, kaas oo ay ka qeyb...

Somaliland Marks 33rd Anniversary of Sovereignty Restoration with Celebrations

HARGEISA, Somalia  - On May 18, 2024, the Republic of Somaliland celebrated the 33rd anniversary of its decision to withdraw from its union with Somalia in 1991. The day was marked by celebrations, showcasing the region's resilience and determination to forge its own path towards peace, freedom, and prosperity.   The festivities included a wide range of cultural events, parades, and...

Ciidamada DANAB oo weerar ku qaaday maleeshiyaad ku sugnaa Wanlaweyn

WANLAWEYN (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamad sida gaarka ah u tababaran Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ay howlgallo ka sameeyeen duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolkaasi.   Ciidamada ayaa si toos ah weerar ugu qaaday goob ay isbaaro u taallay maleeshiyaad hubeysan, kuwaas oo qaarkood ay nolosha ku soo qabteen. Ilo wareedyo lagu...

Somali Forces Strike Back Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU, Somalia - In a significant blow to the Al-Shabaab militants, the Somali National Army, with the support of international security partners, launched a successful operation in the Lower Shabelle region. This strategic move comes in the wake of a series of Al-Shabaab attacks in the area, including a deadly assault on a Ugandan base in May 2023, which marked...

Colaadda ka taagan gobollada dhexe oo gaartay meeshii ugu xumayd

DHUUSAMAREEB (SMN) - Gobollada Dhexe ee dalka waxaa ka taagan xaalad adag oo ka dhalatay colaadda kusii baaheysa Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya, taas oo sababtay in ammaanka uu faraha kasii baxo.   Beegsiga beelaha iyo dilalka la xiriira aanooyinka qabiil ayaa kusii badanaya deegaanada Galmudug, kuwaas oo uga sii daray xaaladda gobollada dhexe oo ay sidoo kale ka socdaan...

Xujeyda Soomaaliyeed oo booqday goobaha barakeysan ee Madiina

MADIINA (SMN) - Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah goobaha barakeysan ee Magaalada Madiina Al munawara.   Goobaha ay Xujeydu booqdeen waxaa ka mid ah Masjidka Nabiga CSW, Masjidu Qubaa, Buurta Uxud iyo Qabuuraha Shuhadada ee Uxud, waxaana ufududeeyey Mas’uuliyiinta Wasaaradda Awqaafta JFS u qaabilsan Arrimaha Xajka. Qeybtii ugu horreysay ee Xujeyda ayaa...

Communique from the National Consultative Council Meeting in Mogadishu: A Step Forward for Somalia’s Future

Mogadishu, May 14, 2024 - The National Consultative Council (NCC) convened in Mogadishu to discuss key issues affecting the nation's progress and security. Chaired by President Hassan Sheikh Mohamud and attended by federal and Federal Member State (FMS) leaders, the meeting focused on intensifying liberation operations against terror groups and finalizing the Constitution.   The NCC meeting, which took place over...

Akhriso: War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED 1. Hordhac Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha J amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho 14-17 May 2024. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra'iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra'iisul Wasaare K/xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan (Madoobe), Madaxweynaha...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...