Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose oo ku baxay xiisad ka taagan Lambar Konton

AWDHEEGLE (SMN) - Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Mohamed Ibrahim Barre oo uu qeyb ka ayaa Xil-Hussein Ali Haji ayaa Soo Gaaray Deegaanka Lambar Konton Ee Degmada Awdheegle.   Wafdiga Gudoomiye Barre oo ay Deegaanka kusoo dhaweeyeen Maamulka,Qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Duqa Caasimada Gobolka ayaa Deegaanka u yimid Xalinta Khilaafaad ku Saabsan Arimaha dhulalka iyo...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo boolis ah u dirtay Sh/Dhexe + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamo Daraawiish ah u diray gobolka Sh/Dhexe si ay u kala dhex-gala beelo ku dagaalamay tuullooyin hoostaga deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka  Sh/Dhexe.   Taliyaha Ciidanka Boliiska S/Guuto Sulub Axmed Firin oo la hadlay ciidankaasi Daraawiishta ah ayaa kula dardaarmay in la sugo nabadgelyada deegaankaasi,isla markaana ay u howlgalaan ilaalinta badqabka muwaadinka. Taliyaha...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMM) - Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somaliya Mudane Bashiir Macallim Cali ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay sii-hayaha Safaaradda Shiinaha Ee Soomaaliya Mudane Chen Wendi , Waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo joogteynta taageerada dhinacyada horumarinta arrimaha Gaadiidka, waddooyinka iyo duulista rayidka, joogteynta tababaradda, tayeynta iyo sare u qaadista khibradda shaqaalaha.   Agasime...

Somalia: We reject memorandum of understanding that Ethiopia signed with “Somaliland”

MOGADISHU - The Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moalim Faqi Ahmed, stressed the importance of Arab solidarity and support for Somalia’s position in the face of foreign interference, especially the rejection of the memorandum of understanding signed by the “Somaliland” region and the state of Ethiopia.   According to what was reported by the Somali media, Faki...

Strengthening Bilateral Ties: PM Hamza Meets Kuwaiti Counterpart at Arab League Summit

MANAMA - In a significant diplomatic move, Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia met with his Kuwaiti counterpart, Ahmad Abdullah al-Ahmad al-Sabah, on the sidelines of the 33rd session of the Arab League summit in Bahrain.   The summit, which brings together leaders from across the Arab world to discuss regional issues and cooperation, provided a platform for the two...

Somali PM Meets with Guelleh in Manama: Strengthening Bonds and Regional Cooperation

MANAMA - In a significant diplomatic move, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on the sidelines of the 33rd session of the Arab League summit in Manama, Bahrain, on May 16, 2024.   This meeting aimed to strengthen bilateral relations between Somalia and Djibouti, both of which are grappling with the challenges posed by...

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Golaha Watashiga Qaran ee ka socda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.   Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa soo bandhigay qorshaha xoreynta dalka iyo guulaha laga gaaray wajiga Koowaad ee howlgalka lagu xoreeyey deegaanno badan oo ay xoog ku heysteen argagixisada...

Somalia’s Cabinet Discusses Defense Agreement with Kenya

MOGADISHU, Somalia - In a recent weekly meeting chaired by the Deputy Prime Minister, Salah Jama, the cabinet of Somalia was briefed on the country's security updates by the Defence and Internal Security Ministers. Among the key points of discussion was the presentation of a draft defense agreement between Somalia and Kenya to the ministers for review.   The meeting, which...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Shirka ayaa ugu horrayn warbixinta amniga looga dhagaystay Wasiirrada Amniga iyo Gaashaandhigga oo golaha la wadaagay abaabulka iyo diyaar-garowga wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Argagixisada. Waxa sidoo kale golaha loo qeybiyay heshiis iskaashi...

Somali Parliament Speaker Meets with Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh

MOGADISHU, Somalia - In a significant diplomatic move, Somali Parliament Speaker Sheikh Aden Madobe met with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on May 16, 2024.   The meeting, which took place in Manama, Bahrain, on the sidelines of the 33rd session of the Arab League summit, was aimed at strengthening bilateral relations between Somalia and Djibouti, both of which are grappling...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...