Court of Appeal Upholds Death Sentence in High-Profile Murder Case
MOGADISHU, Somalia - In a significant legal development, the Court of Appeal of Banadir region has upheld the death sentence of the first instance court for Sayid Ali Moalim Daud, the man accused of burning his pregnant wife to death.
This decision comes after a lengthy and highly publicized legal battle, reflecting the gravity of the crime committed.
The case has drawn...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay Sayid-Cali
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Sayid-Cali Macallin Daa'uud oo lagu helay inuu gubay Allaha u naxariistee xaaskiisii Luul Cabdicasiis.
Go'aanka ay ku dhawaaqday Maxkamadd Racfaanka ayaa ka dhigan inay xukunkii hore ku raacday Maxkamadd Darajada Koowaad ee Gobolka Banaadir.
Tallaabadan waxaa ku farxay oo soo dhaweeyay ehellada marxuumadda oo uu ugu...
President Hassan Sheikh Honors the Legacy of the Somali Youth League on 81st Anniversary
MOGADISHU, Somalia - On a bright Wednesday morning, President Hassan Sheikh Mohamud paid tribute to the Somali Youth League (SYL) by laying flowers at the SYL monument in Mogadishu.
This gesture marked the 81st anniversary of the founding of the SYL, which was the first political party in Somalia and played a pivotal role in the country's journey towards independence...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taallada SYL
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May awgeed waxa uu Ubax dhigay Taallada SYL oo lagu xasuusto dhalinyaradii gobanimo u dirirka ahayd ee SYL.
Wasiirro, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, taliyaha booliska, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabadda Ubax dhigga xuska 15-ka May, oo ah maalinta aas-aaska...
James Swan oo loo magacaabay ku-simaha Ergayga QM ee Soomaaiya
MUQDISHO (SMN) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa James Swan u magacaabay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Qaramada Midoobay, Mr. Swan waxa uu sii ahaan doonaa ergeyga gaarka ah muddo ku meel gaarka ah ka dib bixitaankii Catriona Laing oo...
James Swan of the United States appointed as Acting UN envoy for Somalia
MOGADISHU, Somalia - United Nations Secretary-General António Guterres announced today the designation of James Swan of the United States as his Acting Special Representative for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).
Mr. Swan will act as Special Representative for a temporary period following the departure of Catriona Laing from the United Kingdom, to whom...
Shir looga hadlayay amniga Muqdisho oo lagu qabtay Dharkenley + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Booliska iyo Nabad Sugida Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanka Police Millitary ayaa xarunta Degmada Dharkeenley kulan kula qaatay Guddoomiyeyaasha iyo Saraakiisha Amniga Qeybta Galbeed ee Gobolka Banaadir.
Kulanka ayaa la isaga xog-wareystay xaaladihii ugu danbeeyay ee Amniga...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka oo go’aan ka gaareyso kiiska Sayid-Cali
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa saaka la filayaa inay ku dhawaaqdo xukunka Sayid Cali Macalli Daa'uud oo ku eedeysan inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis.
Maxkamadda ayaa waxaa looga yeeray Wariyeyaasha, xeer ilaalinta, qareenada iyo ehellada labada dhinac, si ay goobjoog u noqdaan ku dhawaaqista go'aanka kiiska Sayid-Cali.
Horay maxkamadda ayaa saddex fadhi oo kala duwan uga soo yeelatay...
Xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta ku beegan
MUQDISHO (SMN) - Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda ka dhigan ama keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo ku yimaada dhanka horumarka,ilbaxnimada iyo arrimaha bulshada.
Inkastoo dagaallo gumeysi diid ah ay dhaceen qarnigii 15-aad iyo horraantii qarnigii...
Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Agaasimaha Hay’adda FCDO
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha cusub ee Hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office) Mudane Christopher Pycroft.
Kulanka ayaa looga hadlay howlaha ay SoDMA qabato iyo arrimaha la xariira awood dhiska, ka digista halis-wadareedyada iyo ka jawaabidda gurmadka deg-degga ah.
Shirkan ayaa sidoo kale looga hadlay sidii wada-shaqeyn...









