Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Minister of Finance Joins Arab League Finance Ministers in Manama to Strengthen Regional Economic Ties

MANAMA, Bahrain  - The 33rd session of the Finance Ministers of the Arab League, held in Manama, saw the participation of Mr. Bihi Iman Ige, the Minister of Finance of Somalia. The event brought together finance ministers from across the Arab world to discuss important topics aimed at enhancing economic cooperation and fostering stable growth within the region.   During the...

Faah-faahinta: Dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo xalay ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Dagaalka ayaa yimid, kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin halkaas, waxaana kadib xigay iska hor imaad toos ah. Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa...

Hoggaamiyaha SSC oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada

LAASCAANOOD (SMN) - Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye oo wareegto soo saarayay isku shaandhey ku sameeyay golihiisa wasiirada. Firdhiye ayaa magacaabay illaa 13 wasiir oo ay ku jiraan xubno cusub oo uu kamid yahay taliyihii hore ee ciidanka Booliska Soomaaliya, Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar). Digreetada ayaa u qornayd sidatan;- Xeer Hoggaamiye 16/2024 Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Markuu Arkay: Aragtida Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo Markuu Arkay: Qodobka 6aad...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Bahrain + Sawirro

MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay Fadhiga 33-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta oo sanadkaan lagu qabanayo Magaalada Manama ee xarunta boqortooyada Bahrain.   Shirkaan oo ah kii sanadlaha ahaa ee Madaxda Carabta ayaa qeybtiisa heerka Wasiir-Maaliyadeed oo hal maalin ahaa waxaa looga dooday qodobbo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray xarunta Kaydka Gaaska Cuntada

MUQDISHO (SMN) - Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya ee Benaadir, taasi oo ka qayb qaadanaysa qorshaha looga hortagayo xaalufinta dhirta iyo nabaad-guurka deegaanka.   Madaxweynaha oo ku ammaanay mas’uuliyiinta Shirkadda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed sida ay dowladda uga gacan siinayeen qorshaha ilaalinta deegaanka iyo dib u dhiska dalka ayaa ka...

Strengthening Cooperation: Somali Minister of Public Works Meets with UNDP Representatives

MOGADISHU, Somalia - On May 12, 2024, a significant meeting took place between H.E Abdisalan Abdi Ali, the Minister of Public Works of the Federal Government of Somalia, and representatives from the United Nations Development Programme (UNDP).   The UNDP delegation included Lionel Laurens, the head of the UNDP to Somalia, and his deputy, Mrs. Sophie Kemkhadze. The primary focus of...

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo soo gabagabeysay kiiska Sayid-Cali

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagbeysay kiiska culus ee loo haysto Sayid Macallin Daa'uud, kaas oo marxlado kala duwan soo maray.   Maxkamadda oo fadhigii ugu dambeeyay ka yeelatay kiiskan ayaa maanta dhageystay doodda u dhexeysay xeer ilaalinta iyo qareennada difaacayay. Sidoo kale maxkamadda ayaa la horgeeyay marqaatiyeyaal cusub oo la wareystay, kuwaas oo ay kamid yihiin dhaqaatiirtka...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay madaxa hay’adda UNHCR

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku qaabilay Madaxa hay’adda qaxootiga adduunka - UNHCR ee Sooomaaliya Md. Charles Mballa.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray majaalaadka ay kawada shaqeeyn karaan hay’adda SoDMA iyo UNHCR iyada oo si gaar ah loo xusay arrimaha muhiim oo ay ka mid yihiin;...

Trial of Sayid Ali for Wife’s Murder Continues in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The trial of Sayid Ali, accused of burning his pregnant wife to death in Mogadishu, has captured the attention of the public as it unfolds in the Banadir Regional appeals Court.   The case, which has sparked widespread outrage and calls for justice, has been marked by intense courtroom drama and emotional testimonies from witnesses, including the victim's...

Somali diaspora is a backbone for reviving the Somali economy – FM Fiqi

Mogadishu, Somalia – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Amb. Ahmed Moallim Fiqi, highlighted during his speech at the Somali Diaspora Investment Forum in Mogadishu on Saturday, in the presence of government officials and diaspora investors, that the diaspora is a lifeline for many families and a backbone for reviving the Somali economy.   Expressing gratitude to the International...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...