Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Heavy Losses Inflicted on Al-Shabaab Militant Group in Central Somalia

BELEDWEYNE, Somalia - In a significant development in the ongoing conflict in Somalia, more than 20 fighters from the Al-Shabaab militant group were killed in an airstrike that targeted their location in Ji’ibow village, located in the central Hiran region.   The operation occurred early on Sunday, dealing a considerable blow to the militant group. According to residents, the militants suffered severe...

Ergey ay soo dirtay dowladda Finland oo soo gaaray Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Ergeyga gaarka ee dhexdhexaadinta Nabadda Geeska Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland, Mudane Suldaan Saciid Axmed.   Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah. Kulanka ayaa sidoo kale lagu...

DF Soomaaliya oo jawaab ka bixisay warbixin ay baahisay Shabelle

MUQDISHO (SMN) - Shir jaraa’id oo uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayuu kaga jawaabay cabashooyin ay beeraleydu ku qabeen ciidamada jooga baraha lagu baaro baabuurta sida khudaarta soo gasha gudaha caasimadda.   Warbixin ay dhawaan bahisay Shabelle ayaa sabab u ahayd in dowladda federaalka Soomaaliya ay jawaabtan bixiso, si wax...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS.   Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa dhaarinta wasiiradda dhowaan uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, waxaana dhaariyay garsoore Saalax Sheekh Ibrahim ka...

Somalia’s Education Minister Highlights Teacher Recruitment Initiative at Global Gateway for Education Conference

Brussels, Belgium - The Minister of Education, Culture and Higher Education of the Federal Government of Somalia, H.E Farah Sheikh Abdikadir, recently participated in the Global Gateway for Education conference in Brussels, Belgium.   The conference, organized by the European Union Commission, aimed to foster global cooperation in education and emphasize the role of education in human capital development. During his address...

Iran launches hundreds of drones and cruise missiles at Israel in unprecedented attack

Iran launched more than 300 drones and missiles at Israel on Saturday night, in the Islamic Republic’s first ever direct attack on the Jewish state, bringing a years-long shadow war into the open and threatening to draw the region into a broader conflagration.   Israel, with the help of key western allies including the US, UK and Jordan, claimed to have intercepted some 99% of...

Sawirro: Soomaaliya oo shir caalamiga ah uga qayb-gashay magaalada Brussels

BRUSSELS (SMN) - Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qaybgalay shirka caalamiga ah ee Global Gateway for Education.   Shirkan oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Yurub, ayaa looga hadlay iskaashiga waxbarashada ee heer caalami, ahmiyadda waxbarashadu u leedahay kobcinta Iyo horumarinta aadanaha. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeymo xalay ka dhacay gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN)  - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen aagga degmada Buulo-burde ee gobolkaasi, taas oo lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen xubnaha Al-Shabaab.   Weerarkan oo ay fuliyeen saaxibada caalamiga ah oo kaashanaya ciidamada dowladda ayaa si gaar ah looga fuliyay deegaanka Jicibow oo 20 KM u jira degmadaasi. Saraakiil ka...

Maamulka gobolka iyo saraakiisha amniga oo ka shiray amiga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa gudoomiyay shir gaar ah oo looga hadlayay dardargalinta sugida Amniga Caasimadda iyo xoojinta isku xirka wada shaqeynta Laamaha Amniga iyo Bulshada.   Shirkaan ayaa waxaa  goobjoog ka ahaaGuddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed  Axmed Diiriye (Yabooh), Taliyaha...

Wararkii ugu dambeeyey weerarka ay dowladda Iran ku qaadday Israa’iil

TEHRAN (SMN) - Iran ayaa xilli dambe oo Sabtidii ah, waxay weerar aargudasho ah ku qaaday gudaha Israa'iil, hase ahaatee ciidamada milateriga ee Israa'iil ayaa sheegay inay soo rideen qaybo badan oo ka mida gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay Iran u adeegsatay weerarkan, ka hor intii aanay soo gaadhin hawada Israa'iil, sida ay baahisay wakaaladda wararka...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...