Somalia appoints new deputy ministers in cabinet reshuffle
MOGADISHU, Somalia - Hamza Abdi Barre has issued a decree appointing new deputy ministers to join the cabinet of the Federal Republic of Somalia.
The appointments follow the prime minister’s review of the government’s extensive workload and are in line with constitutional responsibilities and the directives of President Hassan Sheikh Mohamud.
The new deputy ministers are:
Hassan Mohamed Ali – Deputy...
Madaxweynihii Koonfur Galbeed oo shaaciyay inuu iscasilay kadib xiisado ka dhacay Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynihii dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu hayay, kadib xiisado iyo dagaallo ka dhacay magaalada Baydhabo.
Ka dib dagaal culus oo dhex maray ciidamada dowladda iyo ciidamo ka tirsan Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed, taas oo keentay in xaaladdu faraha ka baxdo, isla markaana ay isbeddel...
Somalia’s president briefs diplomats on security, reforms
MOGADISHU, Somalia - Hassan Sheikh Mohamud met ambassadors and representatives of international organizations at the presidential palace on Monday, where he outlined progress on security, political reforms and humanitarian response in Somalia.
The Somali leader told diplomats that cooperation between the government and citizens had produced gains in security, preparations for direct elections, counterterrorism operations, drought relief and efforts to...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo qaabilay safiirrada dowladaha caalamka u jooga dalka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalka.
Madaxweynaha ayaa danjireyaasha la wadaagay warbixin ku saabsan guulaha ay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iskaashiga ku gaareen, gaar ahaan dhinacyada amniga, hirgelinta doorashooyinka tooska ah, la dagaallanka argagixisada, gurmadka abaaraha, iyo xoojinta midnimada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay wasiir ku-xigeenno cusub
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS.
Ra’iisul Wasaaruhu markii uu arkay howlaha baaxadda leh ee horyaalla Xukuumadda, isla markaana gudanaya waajibka dastuuriga iyo talada Madaxweynaha JFS, waxa uu magacaabay Wasiir Ku-xigeennada cusub ee kala ah:
Mudane Xasan...
Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka digay in jawaab culus ay ka bixiyaan ciidamada Soomaaliya oo ku sii siqaya meel u dhow Baydhabo.
BAYDHABO – Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa digniin culus u diray dowladda federaalka maanta oo Isniin ah, isaga oo wacad ku maray in ay jawaab adag ka bixin doonaan cid kasta oo loo arko in ay gardaro tahay, xilli uu jiro khilaaf xooggan oo dhanka doorashada ah.
Faallooyinku waxay muujinayaan inuu cirka isku sii shareerayo khilaafka dastuuriga...
Ciidamada Dowladda iyo kuwa mucaaradka Koonfur Galbeed oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada Baydhabo
BAYDHABO, Soomaaliya - Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Koonfur Galbeed “Badbaado” ayaa la wareegay inta badan xaafadaha iyo goobaha istiraatiijiga ah ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib iska horimaad xooggan oo ay la galeen ciidamo daacad u ah hoggaamiyaha maamulkaas C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen).
Howlgalladan ayaa muujinaya isbedel weyn oo dhanka ammaanka ah oo...
Federal and South West State Forces Seize Majority of Baidoa in Key Military Push
BAIDOA, Somalia — Federal government troops, working alongside South West State’s “Salvation” forces, have gained control over most neighborhoods and strategic locations in Baidoa, the capital of Somalia’s Bay region, following intense clashes with forces loyal to regional leader Abdicasis Hassan Mohamed (Laftagareen).
The operation marks a significant shift in the city’s security situation, with the allied federal-state forces entering...
IGAD Expresses Concern Over Growing Political Tensions in Somalia’s SouthWest State
DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Sunday announced it is closely monitoring the escalating political developments in Somalia’s South West State, calling for immediate restraint to avert a potential crisis.
In a statement issued from its headquarters in Djibouti, the regional bloc expressed deep concern over the rising friction between the Federal Government of Somalia and the...
SouthWest State Leader Warns of ‘Severe’ Military Response as Somali Army Advances Near Baidoa
BAIDOA – The leader of Somalia’s South West State, Abdiaziz Laftagareen, issued a stark warning to the federal government on Monday, vowing a "severe" military response to any perceived aggression amid a deepening election standoff.
The comments mark a dangerous escalation in the constitutional crisis between President Hassan Sheikh Mohamud’s central administration and the regional leadership in Baidoa.
"Any attack on...








