Madaxweynaha Soomaaliya oo tababar usoo xiray ciidamo cusub + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka ah u tababaran ee Gorgor oo ka qalin jabiyey dugsiga ciidamada ee Turksom.
Madaxweynaha ayaa khudbadda uu u jeediyay halyeeyadan u istaagay difaaca dalkooda, waxa uu tilmaamay in muhiimadda koowaad ay dowladdu saareyso dib u habaynta Ciidanka...
Somali cabinet passes new bank leadership and bills
MOGADISHU, Somalia - The weekly meeting of the Cabinet of Ministers of Somalia approved the appointment of the chairman of the Development Bank and the Director General of the Bank.
The statement from the office of the prime minister announced that Hodan Osman had become the chairman of the Development and Reconstruction Bank of Somalia.
The weekly meeting was chaired by...
R/W Xamza oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta C.I.D + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada ee C.I.D oo lagu soo kordhiyey qalab casri ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dhismahan cusub uu qeyb weyn ka qaadan doonno Horumarinta caddaaladda, ka hortagga iyo dabatagga danbiyada, xukuumadduna ay mudnaan gaar ah siineyso tayeynta iyo...
Wasiirka Maaliyadda oo soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo DF
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xumumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya.
Shirkan ayaa laba toddobaad ka socday magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana dib-u-eegis loogu sameyay hannaanka Maaliyadda Soomaaliya ee 3-dii bilood ee la soo dhaafay & waxa u qabsoomay Dowladda kadib gaariddii barnaamijkii deyn cafinta.
Mudane Biixi...
Turkey signs oil and gas exploration deal with Somalia
ANKARA - Turkey and Somalia signed an energy exploration and drilling deal on Thursday, further strengthening bilateral ties after concluding a defence agreement last month.
The deal targets hydrocarbon reserves in its exclusive economic zone, which hasn’t been developed since the collapse of the Somali government in the early 1990s. It also includes land exploration.
The agreement was signed by Turkish Energy...
Somalia’s elite Danab forces take part in military exercise in Kenya
NAIROBI, Kenya - The Somali commandos of Danab participated in an 11-day military exercise led by the United States called "Justified Accord".
The joint drill, which took place in Kenya, brought together 1,000 soldiers and different military units from 23 countries.
Justified Accord is a US Africa Command-led exercise aimed at strengthening regional peace, security, and humanitarian aid capabilities in East...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Bangiga Horumarinta Somalia
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Shirkan ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.
Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda in Marwo Hodan Cismaan...
Somali military continues gains in the war against Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The Somali government on Tuesday confirmed the killing of dozens of Al-Shabaab extremist militants.
“More than 50 members of Al-Shabaab were killed in a military operation in the lower Juba region,” Deputy Information Minister Abdirahman Yusuf Al Adala told the Somali news agency, SONNA.
He added that 20 others were captured alive during the fourth day of offensive...
Norway’s Deputy Minister of Foreign Affairs visits Somalia
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia Hassan Sheikh received Norway’s Deputy Minister of Foreign Affairs Andreas Kravik.
They discussed ways to further strengthen the Somalia-Norway close relations and other issues of mutual interest and benefit to both countries.
Norway remains a vital partner in the Government’s efforts to consolidate stability and development.
Norway has already allocated almost NOK 200 million in...
Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay duleedka Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 7,500 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey ee Gobolka Banaadir.
Iyada oo fooda inagu soo hayso Bisha barakaysan ee ramadaan ayaa hay’adda SoDMA oo u taagan caawinta Bulshada Soomaaliyed, waxa ay Gargaarkaan u qaybisay qoysas ka kooban danyar, naafo, kuwa deegaanadoda uga soo...












