Puntland oo shaacisay inay guddi u saareyso shaqaaqadii Gaalkacyo

0

GAROOWE (SMN) – Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la magacaabayo guddi u howlgala barista  cid kasta oo ka dambeysa ama lug ku yeelata fal waxashnimo ah oo ja dhacay magaalada Gaalkacyo.

Madaxwayne ku xigeenka ayaa xaqiijiyay in cid kasta oo ku lug yeelata dhacdada Gaalkacyo laga Qaadi Doonaa Tallaabo Sharciga Waa faqsan”.

“Waxaan ka tacsiyaynayaa shaqaaqada ka dhacday Gobolka Mudug gaar ahaan Degmada Gaalkacyo, waxaan Eebe Janatul Fardowsa u waydiinayaa askarigii ku nafwaayey, inta ku dhaawacantayna waxaan u rajaynayaa in Eebbe u booga-dhayo.

Taliye ku xigeenka qaybta Gobolka Mudug,ayaa sidoo kale walaac ka muujiyay shaqaaqadaasi  oo uu dhaawac ka soo gaaray Nabadoon Yaasiin Cabdisamad ,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here