Puntland oo soo gabagabeysay doorashada Baarlamaanka

0

GAROOWE (SMN) – Magaalada Garowe waxaa lagu soo gabagabeeyay tartanka doorashada xildhibaanada ee ay deegaan doorshadoodu aheyd Puntland,

1-Cabdiadiif Muuse Nuur ayaa Ku guulaystay Kursiga tirsigiisu yahay HOP 199 Deegaan Doorashadiisuna tahay Garoowe.

2-Cismaan Cali Yuusuf ayaa ku Guulaystay Kursiga HOP198 oo deegaan Doorashadiisu tahay Garoowe

3-Eng Maxamed C.laahi Kayse ayaa ku Guulaystay Kursiga HOP073 oo deegaan doorashadiisu tahay Garoowe .

4-Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar ayaa ku guuleystay Kursiga HOP129 oo deegaan doorashadiisu tahay Garoowe.

5-Cabdullaahi Maxamed Jaamac ayaa ku guulaystay kursiga HOP191 oo deegaan doorashadiisu tahay Garoowe.

6-C/risaaq Xasan Ahmed ayaa ku guulaystay Kursiga HOP 221 oo doorashadiisu ka dhacday Garoowe ee Caasimada Puntland wuxuuna dhammaystiray 37 dii kursi ee deegaan doorashadoodu ahayd Puntland .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here