Ra’iisul wasaaraha XF oo la kulmay saraakiisha laamaha ammaanka

0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadalay amniga dalka la qaatay saraakiisha amniga si loo xoojiyo amniga guud wadanka ,gaar ahaan caasimada Muqdisho

Rooble ayaa lamaha amniga faray in ay sii dar-dargaliyaan amniga, isaga oo sidoo kale kula dardaarmay saraakiisha in xil gaar ah ay iska saran amniga doorashooyinka dalka.

Soomaaliya ayaa haatan isku diyaarineyso doorashooyin guud oo isugu jiro tan madaxweynaha iyo mida baarlamaanka oo ka billaabatay maamul goboleedyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here