Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyo u diray suxufitiinta Soomaaliyeed

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble oo saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ee May 3, ayaa ku ammaanay kaalintooda, isagoo ballan qaaday in xukuumaddu difaaceyso xuquuqda iyo xorriyadda saxaafadda.

Warsaxaafadeedka Ra’iisul Wasaaraha Xuukamada Federaalka Soomaaliya ee ku aadan Maalinta saaxafada oo lasoo dhigay barta Facebook ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa u qornaa sidaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here