Ra’iisul Wasaare Xamza oo qaabiley Hoggaamiyaha maamulka SSC + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha  KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye  warbixin ku saabsan xaaladda bulsho iyo nololeed ee ka jirta deegaanada SSC.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u taagan tahay ilaalinta midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed iyo in wixii khilaafa ee  jira lagu xalliyo  wada-hadal.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here