DOOXA (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Dhigiisa Qatar ayaa wada jir u guddoomiyay kulan xubnaha Wasiirrada ah ee qeybta ka ah wefdiga Ra’iisul Wasaaruhu la yeesheen dhiggooda dalka Qatar.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta iyo iskaashiga Wasaaradaha labada dal, si loo xoojiyo xiriirka labada dal iyo iskaashi dhexmara Wasaaradaha labada dowladood ee Soomaaliya iyo Qatar.
Halkan hoose ka daawo sawirrada:-