Rooble oo hay’adaha samafarka Imaaraadka kala hadlay gurmadka abaaraha

0

ABU DHABI (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo wali ku sugan Imaaraadka Carabta  ayaa halkaasi kawada kulamo uu la qaadanayo Madaxda dalkaas kuwaas oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo hay’adaha samafalka ee dalkaas

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa hay’adda  kala hadlay sidii gargaar deg deg ah loola soo gaari lahaa shacabka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here