R/W Rooble oo warbixin u gudbiyey Madaxweynaha cusub + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar ugu maqnaa dalka dibeddiisa ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay.

Rooble ayaa madaxweynaha warbixin ka siiyay socdaalkii uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta iyo habsami u socodka howlaha xukuumadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here