Rooble oo shaaciyey in waddada kaliya ee lagu gaari karo horumar ay tahay midnimo

0

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa yiri ”Waxaan maanta u Dabbaal degaynaa 1-da Luulyo oo ku beegan Sanad guurada 61-aad ee ka soo wareegtay Xorriyaddii Gobollada Koofureed ee dalkeenna, Midowgii Koofur iyo Woqooyi iyo Dhalashadii Qarankeenna”.

61 sano ka dib, waxaan baahida ugu weyn u qabnaa midnimo iyo wadajir oo ah jidka kaliya ee aan ku gaari karno horumarka aan hiigsaneyno, kulana tartami karno dalalka iyo dadyowga asaaaggeen ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here