Rooble oo war kasoo saaray geerida taliye ku xigeenkii Booliska ee Gobolka Banaadir

0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray qoyskiisii iyo bahda Booliska Soomaaliyeed ee uu ka baxay Taliye ku-xigeenkii qeybta guud Booliska ee Gobolka Banaadir Col: Axmed Cabdi (Waaweyne).

โ€œAllaha u naxariisto Col: Axmed Cabdi (Waaweyne), Taliye ku-xigeenkii qeybta guud Booliska ee Gobolka Banaadir oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qaraxii argagixisadu la beegsadeen saldhigga degmada Waaberi. Waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisii iyo bahda Booliska Soomaaliyeedโ€ ayuu yiri Raโ€™iisul Wasaare Rooble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here