Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay laamaha amniga

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida.

Shirkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladda amniga doorashada dalka.

Saraakiisha ciidanka ayaa looga digay in aysan ku milmin siyaasadda, amniga doorashadana ay kaga amar qaataan Gudoomiyaha Golaha Shacaka inta lagu jiro marxaladda kala guurka illaa uu dalka ka yeelanayo madaxweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here