Sawirro: Guddoomiye Cabdi Xaashi oo kulan la yeeshay Madaxweynaha cusub

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hambalyo iyo salaan ugu tagay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan sheekh Maxamuud.

Labada mas’uul sidoo kale waxay isla qaateen in si wadajir ah loo dardargaliyo howlaha hortabinta leh ee hor yaalla Dowladda cusub.

Kulankan ayaa qayb ka noqonayo wada-tashiyada uu haatan magaalada Muqdisho ka wado Madaxweynaha mar labaad la doortay ee Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here