BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta qaabilay khabiirka Madaxa Bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Isha Dyfan.
Kulan Saacado qaatay Wafdiga iyo Madaxweynaha waxay uga wada hadleen Abaaraha, Biya la’aanta , Xaquuqda Aadanaha iyo Xuriyatal qowlka.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada.