Sawirro: Cabdicasiis Lafta Gareen oo kulan la yeeshay wafdi ka socda QM

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta qaabilay khabiirka Madaxa Bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Isha Dyfan.

Kulan Saacado qaatay Wafdiga iyo Madaxweynaha waxay uga wada hadleen Abaaraha, Biya la’aanta , Xaquuqda Aadanaha iyo Xuriyatal qowlka.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale  ka qeybgalay Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here