Sawirro: Cabdicasiis Lafta Gareen oo soo gaaray magaalada Muqdisho + ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Aadan Cadde waxaa wafdiga Lafta Gareen kusoo dhoweyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiro iyo qeybaha kala duwan Bulshada.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulamo la xiriira dhammeystirka doorashada ka bilaabi doono magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here