Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo dib ugu soo laabtay dalka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar caafimaad iyo mid shaqo oo uu ku tegay Wadamada Jarmalka iyo Turkiga.

 

Guddoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ku soo dhoweeyay qaar ka mid ah Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here