Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmada Hobyo + Ujeedka

0

HOBYO (SMN) – Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi sare ayaa soo gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

 

Wafdiga madaxweynaha ayaa ka kooban xildhibaannada labada aqal ee BFS lagana soo doorto Galmudug, mudanayaal ka tirsan labada gole ee Galmudug, ganacsato iyo siyaasiyiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Ujeedka safarka madaxweynaha iyo wafidigiisa ayaa ah dhammeystirka dadaallo muddooyinkii dambe uu waday hoggaanka sare ee Dowladda Galmudug ee ku aaddanaa ballaarinta iyo dib u casriyeynta Dekadda Hobyo.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here