Sawirro: Madaxweyne Lafta Gareen oo kulamo xasaasi ah ka wado Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Raisul wasarihii hore Dalka Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Labada mas’uul waxa ay ka wada hadleen Xaalada dalka uu maraayo iyo dhameystirka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Doorashada ayaa la filayaa inay dhacdo 15-ka bishaan May, waxaana loo geli doonaa loolan culus.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here